20 June 2013 13:31:45
Random Media
Random Media
Arbaciinu Nawawi - Cumar Faaruuq



Daawo Tv iyo Webya Caalamiga ah




QISADII XAJAAJ BINU YUSUF

Radio Llinks
Radio Muqdisho 08:00
Radio Muqdisho 14:30
Radio Muqdisho 19:00
Radio Banadir

BBC Somali 07:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
VOA Somali 06:30
VOA Somali 16:00
VOA Somali 20:00
TAFSIIRKA SHEEKH M, MACALIN



HIDAHA & DHAQANKA SOM

SOMALI CHAT ROOMS

DHIIGA MUSLIMKA OO LADAADIYO WAA XAARAAN

DOOD SHIBILE IYO TAKFIIR

Navigation
· QURAAN
· MUXAADAROOYIN
· TAFSIIR SH,C, FAARUUQ
· TAFSIIR SH,M, MACALIN
· AXAADIITH MUHIIM AH
· SU-AALO DIINI AH
· Web Links
Users Online
· Guests Online: 570

· Members Online: 0

· Total Members: 24
· Newest Member: osman diiriye
Webkii Hore Camalaoow Online

DAAWO SIDA AY U EGTAHAY SAFAARADA SOMALIA

WEBS OF HIIRAAN

WAQTIGA SALAADDAHA

MA DAAWADAY CAMALOOW

SOMALI LINKS
aragti.com
Aminarts
Aarannews
Aftahan
Alimuse.com
Allgedo
Allsomali
Allsomalimusic
Bulshada
Baaledweyn.com
BBC Somali
Bulshoweyn
Camaloow.com
Calanka
Cisaleey
Dhacdo
dadkeyga.com
Dalkanews
Diirad
Deeyoo
Djsomali
galgaduudnews
Geesguud
Gendershe.com
Hamarey
Hiiraanpost
Hiiraan
HiiraanNet
Hornafrik
Hubaalnews
Iiroon.com
Jilibweyn
Jowhar
kobciye.com
Maaryaa.net
Markacadeey
Markacadey.Net
Miisaanka.com
Muuqaal
Onkod
Qarandoon
Qaranimo
RadioHargeysa
Saafifilms
Shaaciye
Shabelle.net
Somalifans.com
Somalilinks
Somalimarket
Somalivip
Somaliweyn
SomaliYouth
Soomaalinews
Ufurow
Waamonline
Wardheernews
Wariye
WidhWidh
Xamarcade
Xamardaye
Xamarnews
Xoghoose
Xog-waran
Xoghaye
Xogta
Random Media
Guul Hiiraan State bye, Xassan C/Laahi Sh(Xassan Carab
Allah Mahad Leh-Waa tallaabo farxadeeda leh waana mid soo dhoweeyn iyo bogaadiinba mudan hanaanka iyo habka cusub oo bulsho-weynta Gobolka Hiiraan ku doorteen kuna dhawaaqeen Dowlad Goboleedka Hiiraan u adeega kana shaqeeya danta guud iyo maslaxada Bulshada gobolkaas oo intii mudo ahba dhibaatooyin badan ka taagnaayeen-Dagaal joogto ah.

Colaad joogto ah iyo muran kooxeed dhibkiisa iyo dhaawaciisaba lahaa(Waxaa Xasuus leh ama Xusid Gaar ahaaneed mudan-Shakhsiyaadkii Heer Qaran oo sida xaq-daro ah Gacan ku dhiiglayaashu ugu xasuuqeen Magaaladda B/Weyne,Tusaale-Halyeey- Col-Cumar Xaash iyo Amb Laqanyo iyo waxgarad kale oo farabadan-AUN-aamiiin.

Gobolka Hiiraan ayaa ka mid ah Goboladda ugu qadiimsan uguna caansan Somaaliya waana gobol taariikhi dheer ku leh halgankii xoriyadda iyo aasaaskii Ururkii dhalinyaradda Somaaliyeed (SYL-kii)gaar ahaan Xarunta gobolkaas Magaaladda Baladweyne ayaa aheyd goobtiis fikraddu ka abuuran tahay, waana gobol ka mid ah kuwo ahamiyadda gaar ahaneed leh marka laga eego dhan halka wuu ku yaal oo xudun xuduudeed ah, waa biloowga dhul beereedka waxaana mara webigga shabeelle iyo wadadda dheer Dalka intiisa badan isku xirta(lama soo koobi karaayo shakhsiyaadka Magac iyo maamuus sare ku yeeshay Xilalka heer qaran oo gobolkaas ka soo Jeeda).

Hadaba anigoo ah Muwaadin Somaaliyeed oo si joogto ah u taageera una soo dhoweeya tallaabo kasta oo loo qaado dhanka wanaagsan,waxaan halkan uga soo gudbinaayaa guud ahaan Bulsho-weynta Reer Hiiraan hanablyo diiraan, Hogaanka la doorteyna waxaan ugu duceeynaa in Allah u fududeeyo xilkaas culus ahamiyada weyn leh oo lagu aamineey(Aamiin)noqda kuwii ku saleeya Shaqadooda danta guud,u adeegida bulshadda,hanaan daacad leh,xilkasnimo leh, sida ku haboona u garta una guta masuuliyadda loo doortay,sidoo kale waxaan ku boorinaayaa:-Aqoonyahanka,Culimaa-udiinka,Hogaan Dhaqameedka iyo guud ahaan Shacab weynaha reer hiiraan ee somaaliyeed taakuleeynta, Gacan u fidiinta iyo la shaqeynta Maamulka D/Goboleedka Cusub,Guleeysta.


-ALLAH MAHAD LEH-
-Qorre-Xassan C/Laahi Sh(Xassan Carab)-
-Englnad-UK-12/08/2010-.
-sharifhassan50@hotmail.co.uk


Camaloow onlin
Xafiiska wararka Moqadisho
Qaasim 10@hotmail.com
Abdimaalik10@hotmail.cm



Isha Wararka Somaaliyeed
Camaloow Online
abdimaalik10@hotmail.com
aadams2@hotmail.com
Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Random Media
Random Media
Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.
SAWIRO CAJIIB AH DAAWO


DAAWO MUUQAALO CUSUB








Latest Media
Majaajilo Boon Xirs...
[28/05/2013 13:12]
Majaajile Qosol le...
[28/05/2013 12:53]
Majaajile Qosol leh...
[28/05/2013 12:48]
Majaajile Qosol leh...
[28/05/2013 12:45]
Majaajile Qosol leh...
[28/05/2013 12:43]
Daawo Videos ku sa...
[26/05/2013 23:26]
Saar reer gadood ....
[26/05/2013 22:59]
Saar reer gadood ...
[26/05/2013 22:39]
Subac Quraan oo kaa...
[26/05/2013 22:31]
Riwaayad Cusb Maa m...
[26/05/2013 22:13]
Daawo Cusuriyada ka jirta South Africa

New Page 1

HAMBALYO HAMBALYO MUNA ABDIRAXMAAN



SOMALIA VS YAMAN

TACSI HOYO IIDO AHMED

Taariikhda Somaliya

Render time: 0.05 seconds 10,953,667 unique visits