January 22 2017 16:18:30
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Daawo Sawiro:------Dhalinyarada Reer Hiiraan ee Wadan Denmark ayaa shir Culus iskugu yimid Magaalada Aarhus, taasoo looga Gorfeeynayay ..............
    Dhacdooyinka New Page 1
    Waxaa shalay Magaalada Aarhus ee Wadan ka Danmark ka dhacay shir ay soo qaban qabiyeen Ururka Dhalinyarada Reer Hiiraan kaasoo looga hadlaayay sidii wax badan looga qaban lahaa Gobalka Hiiraan.

    Shirkaan ayaa sadaxdii bil waxaa la qabtaa mar waana markii sadaxaad aay kulmaan dhalinyarada kasoo Jeedo jaaliyada reer Hiiraan ee ku nool wadan ka Danmark

    Waxaa kasoo qayb galay dhalinyaro ka kala timid Sadaxda Gobal ee ka kooban yahay Wadan ka Danmark muhiimada ugu wayne waxay aheed dar-dar galinta dhalinyarada iyo la socod siinta waxii Hirgalay sadaxdii bil ee lasoo dhaafay.

    waxaa halkaas ka hadlay xubno badan oo ka tirsan Ururka Dhalin yarada Reer Hiiraan ee ku Nool wadan Danmark ayagoo halkaas kasoo jeediyay fakiro wax ku ool ahaa inta badane ahaay sidii loo sii hor marin lahaa arimaha ururka iyo walibo mashaariic balaaran oo lagu wado in dhawaan laga hir galiyo Dagmooyin badan oo Hoos Tago Gobalka Hiiraan

    Afhayeen ka Ururka Dhalin yarada Reer Hiiraan Cabdifitaax Cabdullaahi Elmi ayaa halkaas kasoo jeediyay war bixino cusub iyo waxii soo kordhay sadaxdii bilood intaas kadib gudoomiyaha kusoo dhaweeyay waxaana hadalkii qaatay Gudoomiye Cabdifataax faarax oo warbixin guud ka siiyay kasoo qayb gala yaashii sababta iyo baahida keentay in la aas aaso ururkaan halsano iyo sadax bil kadibne aay maanta gaareen guushii aay tiig sanaayeen waline aay howshu dhiman tahay

    Waxaa shirka sidoo kale kasoo qayb galay qaar ka mid ah odayaasha kasoo jeedo Gobalka Hiiraan oo dhiiro galin la garab istaagay dhalin yarada waxaa gabay guubaaba ah halkaas kasoo jeediyo Abwaan Salaad Macoow

    Shirkii shalay waxaa kasoo baxay dhowr qodob aay ka mid ahaayeen in dhawaan lagu wado in aay kunteenar qalab waxbarasho ah loo diri doono Gobalka Hiiraan in school aay dhigtaan dad agoon ah wax badan laga caawin doono dhamaane gurmad la gaar siin doono Tuulooyin ka Gobalka Hiiraan waxoowna kusoo dhamaaday guul iyo midnimo .








    Cali Farah Maow
    Cali Zareeye
    Aarhus
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    Xildhibaanada Hiiraan iyo Shirka H
    New Page 1

    casho sharaf Denmark
    Tataarka
    Dhacdooyinks Yaabka Leh
    Daawo Yaabka Aduunka

    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Wafuuda Turkiga Baledweyn
    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.01 seconds 13,349,303 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014