March 01 2017 21:50:43
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Daawo:----Magaalada Baledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa Maanta ka Furmay Shirka aayo ka talinta Gobolka Hiiraan, Shirkaasi oo uu furay Ugaas Xasan Ugaas Khaliif.
    Dhacdooyinka New Page 1
    Magaalada Baledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa Maanta ka Furmay Shirka aayo ka talinta Gobolka Hiiraan, Shirkaasi oo uu furay Ugaas Xasan Ugaas Khaliif.

    Shirkaan waxaa ka qaybgalaya dhamaan Madax dhaqameedyada Gobolka Hiiraan iyo Siyaasiyinta Gobolkaasi ka soo jeeda ee Dowladda Federalka Somaliya qaybta ka ah.

    Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo madasha Shirka ka hadlay, ayaa sheegay maanta inay tahay furitaanka Shirka, islamarkaana la sugaayo Dadka reer Hiiraan ee doonaya ka qaybgalka Shirkaasi oo la filaayo inay tagaan Baledweyne.

    ‘’Waxa noo furmay shirka wada tashiga Gobolka Hiiraan maanta waa furitaan oo kaliye waxa jira dad reer Hiiraan oo soo socda si ay kaga qeyb galaan waa inaan sugna Odayaasha iyo Ugaasyada waxa leyahay keena dadka maqan hana laga fikiro aayaha Gobolka hiiraan’ Sidaasi waxa yiri Ugaas xasan Ugaas khaliif.


    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    Xildhibaanada Hiiraan iyo Shirka H
    New Page 1

    casho sharaf Denmark
    Tataarka
    Dhacdooyinks Yaabka Leh
    Daawo Yaabka Aduunka

    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Wafuuda Turkiga Baledweyn
    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.01 seconds 14,579,672 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014