19 June 2013 12:38:12
Random Media
Random Media
Arbaciinu Nawawi - Cumar Faaruuq



Daawo Tv iyo Webya Caalamiga ah




QISADII XAJAAJ BINU YUSUF

Radio Llinks
Radio Muqdisho 08:00
Radio Muqdisho 14:30
Radio Muqdisho 19:00
Radio Banadir

BBC Somali 07:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
VOA Somali 06:30
VOA Somali 16:00
VOA Somali 20:00
TAFSIIRKA SHEEKH M, MACALIN



HIDAHA & DHAQANKA SOM

SOMALI CHAT ROOMS

DHIIGA MUSLIMKA OO LADAADIYO WAA XAARAAN

DOOD SHIBILE IYO TAKFIIR

Navigation
· QURAAN
· MUXAADAROOYIN
· TAFSIIR SH,C, FAARUUQ
· TAFSIIR SH,M, MACALIN
· AXAADIITH MUHIIM AH
· SU-AALO DIINI AH
· Web Links
Users Online
· Guests Online: 569

· Members Online: 1
osman diiriye

· Total Members: 24
· Newest Member: osman diiriye
Webkii Hore Camalaoow Online

DAAWO SIDA AY U EGTAHAY SAFAARADA SOMALIA

WEBS OF HIIRAAN

WAQTIGA SALAADDAHA

MA DAAWADAY CAMALOOW

SOMALI LINKS
aragti.com
Aminarts
Aarannews
Aftahan
Alimuse.com
Allgedo
Allsomali
Allsomalimusic
Bulshada
Baaledweyn.com
BBC Somali
Bulshoweyn
Camaloow.com
Calanka
Cisaleey
Dhacdo
dadkeyga.com
Dalkanews
Diirad
Deeyoo
Djsomali
galgaduudnews
Geesguud
Gendershe.com
Hamarey
Hiiraanpost
Hiiraan
HiiraanNet
Hornafrik
Hubaalnews
Iiroon.com
Jilibweyn
Jowhar
kobciye.com
Maaryaa.net
Markacadeey
Markacadey.Net
Miisaanka.com
Muuqaal
Onkod
Qarandoon
Qaranimo
RadioHargeysa
Saafifilms
Shaaciye
Shabelle.net
Somalifans.com
Somalilinks
Somalimarket
Somalivip
Somaliweyn
SomaliYouth
Soomaalinews
Ufurow
Waamonline
Wardheernews
Wariye
WidhWidh
Xamarcade
Xamardaye
Xamarnews
Xoghoose
Xog-waran
Xoghaye
Xogta
Random Media
NIN SOMALI AH OO TOOREEY KU HUBEEYSAN AYAA WUXUU DHAAWACAY 6 NIN OO MASJID KA SOO BAXEESAY MAGAALADA..........

Nin Ku hubaysan Tooreey Ayaa 6 Ruux xilli laga soo baxay salaada duhur misjid ku yaala degaanka ay soomaalida u badan tahay ee Bellville ee magaalada Cape Town dadka la dhaawacay ayaa waxaa ku jira imaam masjid kaasi oo ahaa kan u danbeeyay ee la muday isagoo isku dayay in uu maslaxeeyo ninka dadka dilay balse markii danbe isaga xitta lagu aamusiiyay toorey dheer oo malaha ahayd mid dhiigya cab ah.

Lama Ogo sababta rasmiga ah ee ka danbeysa dhaawaca dadkani balse wararka qaar ayaa waxa ay sheegayaan in ninka wax tooreeyay uu ahaan nin dhawaan waashay, kaasi oo ahaa milkiile dukaan weyn oo hantiile ah.

Ciidamada Amaanka ayaa gacanta ku dhigay ninka falkani ka danbeeyay waxuuna iminka ku xeran yahay saldhiga booliska waxana lagu wadda in berito maxkamad la soo taago,

qaar ka mid ah wariyaasha soomaalida K/africa SOJASA ayaa isku dayay in ay saldhiga booqdaan si ay u ogaadaan sababta rasmiga ah ee ka danbeysa falkani naxdinta leh balse wuu diiday in uu nala hadlo ama noogu jawaabo su,aalaha la waydiiyay.

Dadka la tooriyeeyay ayaa lagu soo waramayaa in midkood uu dhaawaciisa daran yahay kaasi oo tooreyda loogu dhuftay dhanka wadnaha halka ragga kale qaarkood laga soo saaray isbitaalka.


Isha Wararka Somaaliyeed
Camaloow Online
abdimaalik10@hotmail.com
aadams2@hotmail.com
Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Random Media
Random Media
Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.
SAWIRO CAJIIB AH DAAWO


DAAWO MUUQAALO CUSUB








Latest Media
Majaajilo Boon Xirs...
[28/05/2013 13:12]
Majaajile Qosol le...
[28/05/2013 12:53]
Majaajile Qosol leh...
[28/05/2013 12:48]
Majaajile Qosol leh...
[28/05/2013 12:45]
Majaajile Qosol leh...
[28/05/2013 12:43]
Daawo Videos ku sa...
[26/05/2013 23:26]
Saar reer gadood ....
[26/05/2013 22:59]
Saar reer gadood ...
[26/05/2013 22:39]
Subac Quraan oo kaa...
[26/05/2013 22:31]
Riwaayad Cusb Maa m...
[26/05/2013 22:13]
Daawo Cusuriyada ka jirta South Africa

New Page 1

HAMBALYO HAMBALYO MUNA ABDIRAXMAAN



SOMALIA VS YAMAN

TACSI HOYO IIDO AHMED

Taariikhda Somaliya

Render time: 0.16 seconds 10,933,295 unique visits