21 May 2013 17:18:03
Random Media
Random Media
Arbaciinu Nawawi - Cumar Faaruuq



Daawo Tv iyo Webya Caalamiga ah




QISADII XAJAAJ BINU YUSUF

Radio Llinks
Radio Muqdisho 08:00
Radio Muqdisho 14:30
Radio Muqdisho 19:00
Radio Banadir

BBC Somali 07:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
VOA Somali 06:30
VOA Somali 16:00
VOA Somali 20:00
TAFSIIRKA SHEEKH M, MACALIN



HIDAHA & DHAQANKA SOM

SOMALI CHAT ROOMS

DHIIGA MUSLIMKA OO LADAADIYO WAA XAARAAN

DOOD SHIBILE IYO TAKFIIR

Navigation
· QURAAN
· MUXAADAROOYIN
· TAFSIIR SH,C, FAARUUQ
· TAFSIIR SH,M, MACALIN
· AXAADIITH MUHIIM AH
· SU-AALO DIINI AH
· Web Links
Users Online
· Guests Online: 561

· Members Online: 0

· Total Members: 24
· Newest Member: osman diiriye
Webkii Hore Camalaoow Online

DAAWO SIDA AY U EGTAHAY SAFAARADA SOMALIA

WEBS OF HIIRAAN

WAQTIGA SALAADDAHA

MA DAAWADAY CAMALOOW

SOMALI LINKS
aragti.com
Aminarts
Aarannews
Aftahan
Alimuse.com
Allgedo
Allsomali
Allsomalimusic
Bulshada
Baaledweyn.com
BBC Somali
Bulshoweyn
Camaloow.com
Calanka
Cisaleey
Dhacdo
dadkeyga.com
Dalkanews
Diirad
Deeyoo
Djsomali
galgaduudnews
Geesguud
Gendershe.com
Hamarey
Hiiraanpost
Hiiraan
HiiraanNet
Hornafrik
Hubaalnews
Iiroon.com
Jilibweyn
Jowhar
kobciye.com
Maaryaa.net
Markacadeey
Markacadey.Net
Miisaanka.com
Muuqaal
Onkod
Qarandoon
Qaranimo
RadioHargeysa
Saafifilms
Shaaciye
Shabelle.net
Somalifans.com
Somalilinks
Somalimarket
Somalivip
Somaliweyn
SomaliYouth
Soomaalinews
Ufurow
Waamonline
Wardheernews
Wariye
WidhWidh
Xamarcade
Xamardaye
Xamarnews
Xoghoose
Xog-waran
Xoghaye
Xogta
Random Media
Meles Zenawi ayaa ku dhawaaqay in ciidamadiisu dib u gelayaan soomaaliya
Raisul wasaaraha itoobiya Meles Zenawi ayaa ku dhawaaqay in ciidamadiisu dib u gelayaan soomaaliya hadii Qatar lageliyo Joogitaanka Ciidamada Africa ee kusugan Gudaha soomaaliya gaar ahaan qeeybo ka mid ah Caasimada Muqdisho.

Zenawi oo shir jaraaid ku qabtay Caasimada Itoobiya ee Adis ababa ayaa carabka ku adkeeyey in ciidamadiisu aaneey u geleeyn Soomaaliya Hiilin eey u hiilinayaan dowlada KM G ee uu hogaamiyo Shiikh shariif xitaa ayuu yiri hadii eey qarka u saran tahay in eey dhacdo ama la rido.



“Ma dhaafeeyno xuduuda ilaa ineey jirto Qatar soo waajaheysa nolosha ciidamada Nabad ilaalinta Africa ee AMISOM hadii eey naga dalbadaan inaan usoo gurmano ciidamadaasi si dhaqsa ayaan u geleynaa soomaaliya anagoon ka laba labeeyn” ayuu yiri Meleska Itoobiya.



Zenawi ayaa ku sheegay soo gelitaanka Soomaaliya eey dib usoo gelayaan ciidamadiisu hadiiba eey dhacdo mar labaad ineey tahay oo kaliya ineey Caawinayaan sidii Ciidamada AMISOM eey uga bixi lahaayeen Soomaaliya kuwaasi oo hada gudaha Muqdisho eey ka joogaan 6000 Askari oo ka socda wadamada Uganda iyo Burundi.



“Waxaan u geli doonaa dhulka soomaaliya si gudaha hoose ah oo fog ilaa gunta ayaan tegi doonaa si aan u caawino bixitaanka ciidamada AMISOM arintaasina waxaan u aragnaa muhiim aad ah laakiin ma filaayo ineey dhici doonto” ayuu hadalkiisa kusii daray Zenawi.



Ciidamada itoobiya ayaa Soomaaliya galay sanadkii 2006 dii si eey xukunka uga tuuraan Maamulkii Maxkamadaha islaamiga isla markaana u caawiyaan dowladii KMG aheeyd ee C/laahi yuusuf uu hogaaminayey waxeeyna wadanka isaga carareen kadib markii Xoogaga Soomaalidu eey dagaal xooga uga saareen Wadanka dhamaadkii 2009 kadib laba sano oo dagaal joogta ah.



Ciidamada Itoobiya oo iyagu ah Ciidan ujeeda gaara wata isla markaana labada dal uu ka dhexeeyo cadaawad dhul iyo diin intaba ku saleeysan ayaan marnaba laga soo dhoweeyneeyn dalka iyagoo la kulmaya Dagaalo iyo ka hor imaad xoogan oo ku saleeysan diin iyo wadaniyad intaba.



Wadamada IGAD iyo kuwa Midowga Africa ayaa sharciyeeyey in ciidamo dheeraad ah loo diro soomaaliya Qaraxyadii Kampala kadib welina ma jiraan wadamo si rasmi ah ugu dhawaaqay ineey ciidan xoog leh u dirayaan Soomaaliya.



Camaloow onlin
Xafiiska wararka Moqadisho
Qaasim 10@hotmail.com
Abdimaalik10@hotmail.cm



Isha Wararka Somaaliyeed
Camaloow Online
abdimaalik10@hotmail.com
aadams2@hotmail.com
Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Name:

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Random Media
Random Media
Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.
SAWIRO CAJIIB AH DAAWO

DAAWO MUUQAALO CUSUB








Latest Media
Ciidamada Aminsom o...
[13/05/2013 12:05]
Daawo Amison oo Gud...
[13/05/2013 12:02]
Caruur ciyaareeysa
[13/05/2013 11:44]
Caruurta alifka bar...
[13/05/2013 11:42]
Qiso Qosol leh
[13/05/2013 11:30]
Funnest Video Qosol...
[13/05/2013 11:22]
Nin Oday ah oo Cabsan
[13/05/2013 11:16]
Nin weyn oo wax xadaya
[13/05/2013 11:14]
Daawo Nin Naxdin xu...
[07/03/2013 15:43]
1991 Xasuuqii Magaa...
[12/02/2013 16:52]
Daawo Cusuriyada ka jirta South Africa

New Page 1

HAMBALYO HAMBALYO MUNA ABDIRAXMAAN



SOMALIA VS YAMAN

TACSI HOYO IIDO AHMED

Taariikhda Somaliya

Render time: 0.05 seconds 10,167,224 unique visits