Tulooyinka. Deefow. Camaloow. Bacad, Qooqane iyo Hilikilyo oo lagabaqayo ayaa laga cabsiqabaa in Wabiga ku soofataho
Beeraleeyda Gobolka Hiiraan ayaa ka cabsi qabaan in webiga shabele uu fatahaad ka sameyo gobalka hiiraan kadibne uu sameyn xoogan uu ku yesho dalada beeraha hada ku yaalo, qasaarane ay ka soo gaarto dadka beralyda gobalka dadka ayaa dareen xoogan ka mujiyay kadib markii webiga uu keenay biyo ad ubadan,
Tulooyin hos yimaada dagmada Baledweyn ee xarunta gobalka hiiraan ayaa ah meelaha hada ay cabashada xoogan ay ka imaaneyso waxana ka mida tulooyinkaasi, Deefow. Camaloow, Kabxaney. Bacaad, Qooqane iyo Hilikilyo oo lasheegayo in biyaha webiga hada cel celis lagu hayo.
Meelaha qaarkood uu webiga uu ka soo jabsaday oo dadka beralrydane ay kula tacaamulayaan xiritaan ayagoo u isticmaalayo jawaano caro ah, waxana ay ka codsadeen hayadaha samafalka in ay ka caawiyaan dhinaca xiritaanka biyaha,
Dadaka beraleyda gobalka hiiraan ayaa waxa ay inta badan tabcaan dalagyo ay ka mid tahay .Masgada. Galeyda, Siisinta, iyo nucyada kala duwan ee Khudaarta waxana xiligaan ay ku beegantahay xiligii uu dalaga beerah uu soo go,ayay hadi marka uu webga uu fatahaad sameynee waxa qasaaro xoogan uu soo garayaa dadka beralryda oo xaga dhaqaalaha ah