19 June 2013 17:57:25
Random Media
Random Media
Arbaciinu Nawawi - Cumar Faaruuq



Daawo Tv iyo Webya Caalamiga ah




QISADII XAJAAJ BINU YUSUF

Radio Llinks
Radio Muqdisho 08:00
Radio Muqdisho 14:30
Radio Muqdisho 19:00
Radio Banadir

BBC Somali 07:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
VOA Somali 06:30
VOA Somali 16:00
VOA Somali 20:00
TAFSIIRKA SHEEKH M, MACALIN



HIDAHA & DHAQANKA SOM

SOMALI CHAT ROOMS

DHIIGA MUSLIMKA OO LADAADIYO WAA XAARAAN

DOOD SHIBILE IYO TAKFIIR

Navigation
· QURAAN
· MUXAADAROOYIN
· TAFSIIR SH,C, FAARUUQ
· TAFSIIR SH,M, MACALIN
· AXAADIITH MUHIIM AH
· SU-AALO DIINI AH
· Web Links
Users Online
· Guests Online: 555

· Members Online: 0

· Total Members: 24
· Newest Member: osman diiriye
Webkii Hore Camalaoow Online

DAAWO SIDA AY U EGTAHAY SAFAARADA SOMALIA

WEBS OF HIIRAAN

WAQTIGA SALAADDAHA

MA DAAWADAY CAMALOOW

SOMALI LINKS
aragti.com
Aminarts
Aarannews
Aftahan
Alimuse.com
Allgedo
Allsomali
Allsomalimusic
Bulshada
Baaledweyn.com
BBC Somali
Bulshoweyn
Camaloow.com
Calanka
Cisaleey
Dhacdo
dadkeyga.com
Dalkanews
Diirad
Deeyoo
Djsomali
galgaduudnews
Geesguud
Gendershe.com
Hamarey
Hiiraanpost
Hiiraan
HiiraanNet
Hornafrik
Hubaalnews
Iiroon.com
Jilibweyn
Jowhar
kobciye.com
Maaryaa.net
Markacadeey
Markacadey.Net
Miisaanka.com
Muuqaal
Onkod
Qarandoon
Qaranimo
RadioHargeysa
Saafifilms
Shaaciye
Shabelle.net
Somalifans.com
Somalilinks
Somalimarket
Somalivip
Somaliweyn
SomaliYouth
Soomaalinews
Ufurow
Waamonline
Wardheernews
Wariye
WidhWidh
Xamarcade
Xamardaye
Xamarnews
Xoghoose
Xog-waran
Xoghaye
Xogta
Random Media
QARAX KA DHACAY MUQDISHO OO LAGULA EGTAY X/WEYNE IYO WAABERI OO SAAKAY DHACAY HALKAAS.
Qaraxyo miino oo sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa gaadiid ay saarnaayeen ciidamo ka tirsan dowladda KMG Soomaaliya waxaa maanta lagula eegtay degmooyinka Waaberi iyo X/weyne ee gobolka Banaadir.

Qaraxaani oo ahaa miinada nuuca dhulka lagu aaso ayaa lagula eegtay gaari Runeet ah oo ay saarnaayeen ciidamo ka tirsan dowladda KMG Soomaaliya agagaarka masjidka Calu Bulaay ee degmada Waaberi, waxaana qaraxaasi ku geeriyooday 2 askari oo ka tirsanaa ciidamadii saarnaa gaarigaasi halka sedax kalana ay ku dhaawacmeen kuwaasi oo ahaa dad rayid ah oo ku dhaawacmey rasaas ay fureen ciidamadii Qaraxa lala eegtay.

Goobta uu qaraxu ka dhacay ayaa waxaa isku gadaamay ciidamo kale oo ka tirsan dowladda KMG Soomaaliya oo daqiiqado kadib soo gaaray halka uu qaraxu ka dhacay kuwaasi oo halkaasi ka bilaabay baaritaano xoogan oo ay ku baadi goobayaan dadkii ka dambeeyay qaraxaasi.

Goobjooge ku sugnaa goobta uu qaraxaasi ka dhacay ayaa Shabelle u sheegay in uu bur bur xoogan soo gaaray gaarigii ciidamada dowladda ee Qaraxa lala eegtay, waxaana uu intaasi ku daray in ciidamada dowladda ay dhinacyada u rideen rasaas farabadan taasi waxyeelo ay ka soo gaartay dad shacab ah oo goobta ka agdhawaa.

Intii ay socdeen howlgalada ciidamada dowladda KMG Soomaaliya ayaa waxaa hakad galay isku socodkii gaadiidka wadooyinka qarda jeexa ah ee Xaafadaha degmada Waaberi ee gobolka Banaadir.

Saacado kadib markii qaraxa iyo rasaasta ay fureen ciidamada dowladda ay ka dhaceen nawaaxiga Masjidka Cali Bulaay ee degmada Waaberi ayaa dadka Xaafadaha degmada Waaberi oo haatan gaadiidku ay dhex maraan waxaa ay bilaabeen inay guryahooda hor dhigaan dhagxaan waaweyn iyagoo baqdin ka qaba qaraxyo kale oo ay ku waxyeeloobaan caruurtooda ay ka hordhacaan guryahooda maadaama gaadiidka ka dhex shaqeeya inta u dhaxeysa isgoyska KM4 iyo X/weyne ay inta badan haatan isticmaalaan Wadooyinka qarda Jeexa ah.

Dhinaca kale Qarax isna lala beegsaday ciidamo ka tirsan dowladda KMG Soomaaliya ayaa duhurnimadii maanta ka dhacay arida degmada X/weyne ee gobolka Banaadir waxaana ku dhaawacmay labo askari oo ka tirsan ciidamada dowladda KMG oo la socday gaarigii qaraxa lala beegsaday.

Qaraxa kadib ayaa goobta waxaa soo gaaray ciidamo ka tirsan dowladda KMG Soomaaliya kuwaasi oo halkaasi ka sameeyay howlgalo walow aan la xaqiijin cid ay u soo qabteen qaraxii lala eegtay.








Farah Moalim
Ccamalow Online
aadams@hotmail.com



Isha Wararka Somaaliyeed
Camaloow Online
abdimaalik10@hotmail.com
aadams2@hotmail.com
Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Random Media
Random Media
Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.
SAWIRO CAJIIB AH DAAWO


DAAWO MUUQAALO CUSUB








Latest Media
Majaajilo Boon Xirs...
[28/05/2013 13:12]
Majaajile Qosol le...
[28/05/2013 12:53]
Majaajile Qosol leh...
[28/05/2013 12:48]
Majaajile Qosol leh...
[28/05/2013 12:45]
Majaajile Qosol leh...
[28/05/2013 12:43]
Daawo Videos ku sa...
[26/05/2013 23:26]
Saar reer gadood ....
[26/05/2013 22:59]
Saar reer gadood ...
[26/05/2013 22:39]
Subac Quraan oo kaa...
[26/05/2013 22:31]
Riwaayad Cusb Maa m...
[26/05/2013 22:13]
Daawo Cusuriyada ka jirta South Africa

New Page 1

HAMBALYO HAMBALYO MUNA ABDIRAXMAAN



SOMALIA VS YAMAN

TACSI HOYO IIDO AHMED

Taariikhda Somaliya

Render time: 0.05 seconds 10,937,552 unique visits