Dagaalo aad u xoogan ayaa waxa ay saakayto Markale ka qarxeyn Degmooyin kamid ah Kuwii ay isku Horfadhiyeen Dhinacyadii Kudagaalamaayay Magaalada Muqdisho.
Dagaaladan oo aad U xoogan ayaa waxay Yihiin Kuwo u dhaxeeya Xarakada Al-shabaab Iyo Dowladda KMG ah oo Kaalmo kahelaysa Ciidamada Nabada Ilaalinta Midowga Africa ee Amiso.
Ilaa iyo hadda Majirto wax faah faahin Dheeri ah oo aynu kahelnay Goobaha Dagaalkan ay kasoconayaan oo kusaabsan Qasaaraha Halkaasi kadhashay.
Waxayna yihiin Dagaaladaan Kuwo ay kadhacayaan Degmooyinka Hodan iyo Howlwadaag waxaana sidoo kale ay kasoconayaan Degmooyin kuyaala dhanka waqooyi ee Magaalada Muqdisho.
Isha Wararka Somaaliyeed
Camaloow Online
abdimaalik10@hotmail.com
aadams2@hotmail.com
| |