DHAMAAN MAS,UULIYIINTA IYO AGAASIMAYAASHA WEBKA CAMALOW ONLINE DHAMAAN UMADA SOMAALIYED U DIRAYAAN HAMBALYO KU AADAN CIIDUL FIDRIGA BARAKEYNSAN
Ciid wanaaagsan dhamaan umada somaliyed iyo islmaaka guud ahaan hambalyo ayan laynahay ciidul fidriga fadligeeda dhamaan umada islamka iyo umada somaliyed alaha dhibka ka qado umadana muda ayeey soonaayeen waa in ay ilaahey baryaan si ale dhibka nooga qaado.
tankale maagaalada stockholm ayaa waxa si wayn looga ciiday ciidul fidriga halkaso oo ay iskugu yimaden dhamaan somalida io islaamka kale ee la dagan xaafada Rinkeby maantana xaafada waxey aheed umad si wacan usoo labisatay caruurta iyo dadka waa wayn intaba dhamaan is mar
xabeeyna kadib waxey ale u baryaayeen in dalkeeni ale ka dhigo mid nabad maadaama ay maanta qaar badan oo gudaha sonmalia joogo aysan si fiican u ciidan dhibka jira aawadeed culimadii iskugu imatay maanta salaadii ayaa aad u wacdiyey dadkii yimaaday halkaasi dhamaan sawiradii salada
gadaal ayaan ka soo gudbin doona ee ka daawo isha wararka somaliyed camalow online marlabad ciidwanagsan kulu caam wa,antum bikheeyr.