May 27 2016 16:10:06
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    War dag dag ah:----Ciidamada Dowlada Soamaliya Kuwa Amisom oo Sibuuxdo Ula Wareegay Magaalada .................
    News  wararka New Page 1
    Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo garab ka helaaya Ciidamada Midowga Afrika ee Amisom, ayaa waxay maanta la wareegeen gacan ku heynta Degmada Waajid ee Gobolka Bakool.

    Sidoo kale Ciidamada Ciidamada Dowladda iyo Amisom ayaa si nabdoon gudaha ugu galay Degmada Waajid, ka gadaal markii ay isaga baxeen Ciidamada Ururka Al Shabaab, oo aan wax iska caabin ah kala hor imaan Ciidamada Dowladda iyo Amisom.

    Boqolaal ka tirsan Ciidamada Dowladda iyo Amisom, ayaa waxaa xilligaan si rasmi ah loogu arkayaa gudaha iyo daafaha ee Degmada Waajid, iyadoo daqiiqadaha soo socda ay suurta gal tahay, in ay hawlgalo ka bilowdaan Degmadaasi.



    Qorshaha labada Ciidan ay ugu galeen Degmada Waajid, ayaa ahaa mid qorsheysan, waxaana laga dareemaayay Ciidankaasi, iyagoo ka feejigan weerar kasta oo kaga imaan kara Xoogaga Shabaab.

    Shacabka ku dhaqan Degmada Waajid, ayaa soo sheegaaya inaanay wax dhibaato ah la kulmin Ciidamada Dowladda iyo Amisom, ayna si nabdoon ula wareegeen Degmada Waajid.

    Sidoo kale waxay dadka Deegaanku sheegeen inaanay waxyeelo kala kulmin Ciidamada la wareegay Degmada Waajid, marka laga reebo xaalada Degmada oo ah mid kacsan.

    Boqolaal ka mid ah dadka Deegaanka, ayaa maalmihii la soo dhaafay isaga baxaayay Degmada Waajid, baqdin ay ka qabeen in lagu dul dagaalamo.

    Arbacadii iyo Jimcihii, ayay gacanta Dowladdu soo gashay Degmooyinka Rabdhuure iyo Xudur ee Gobolka Bakool, halka ay maantana la wareegtay Waajid. Al-Shabaabku waxay Gobolka Bakool kaga hareen Degmada Tayeegloow oo kaliya.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Name:

    Validation Code:


    Enter Validation Code:

    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Tacsi Ugaas Abdiraxman
    Wariye Cali Zareeye Camaloow Online
    Xildhibaanada Hiiraan iyo Shirka H
    New Page 1

    casho sharaf Denmark
    Tataarka
    Ugaas Cabdiraxman
    Dhacdooyinks Yaabka Leh
    Daawo Yaabka Aduunka

    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Wafuuda Turkiga Baledweyn
    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.08 seconds 9,914,495 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014