20 June 2013 07:26:04
Random Media
Random Media
Arbaciinu Nawawi - Cumar Faaruuq



Daawo Tv iyo Webya Caalamiga ah




QISADII XAJAAJ BINU YUSUF

Radio Llinks
Radio Muqdisho 08:00
Radio Muqdisho 14:30
Radio Muqdisho 19:00
Radio Banadir

BBC Somali 07:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
VOA Somali 06:30
VOA Somali 16:00
VOA Somali 20:00
TAFSIIRKA SHEEKH M, MACALIN



HIDAHA & DHAQANKA SOM

SOMALI CHAT ROOMS

DHIIGA MUSLIMKA OO LADAADIYO WAA XAARAAN

DOOD SHIBILE IYO TAKFIIR

Navigation
· QURAAN
· MUXAADAROOYIN
· TAFSIIR SH,C, FAARUUQ
· TAFSIIR SH,M, MACALIN
· AXAADIITH MUHIIM AH
· SU-AALO DIINI AH
· Web Links
Users Online
· Guests Online: 562

· Members Online: 0

· Total Members: 24
· Newest Member: osman diiriye
Webkii Hore Camalaoow Online

DAAWO SIDA AY U EGTAHAY SAFAARADA SOMALIA

WEBS OF HIIRAAN

WAQTIGA SALAADDAHA

MA DAAWADAY CAMALOOW

SOMALI LINKS
aragti.com
Aminarts
Aarannews
Aftahan
Alimuse.com
Allgedo
Allsomali
Allsomalimusic
Bulshada
Baaledweyn.com
BBC Somali
Bulshoweyn
Camaloow.com
Calanka
Cisaleey
Dhacdo
dadkeyga.com
Dalkanews
Diirad
Deeyoo
Djsomali
galgaduudnews
Geesguud
Gendershe.com
Hamarey
Hiiraanpost
Hiiraan
HiiraanNet
Hornafrik
Hubaalnews
Iiroon.com
Jilibweyn
Jowhar
kobciye.com
Maaryaa.net
Markacadeey
Markacadey.Net
Miisaanka.com
Muuqaal
Onkod
Qarandoon
Qaranimo
RadioHargeysa
Saafifilms
Shaaciye
Shabelle.net
Somalifans.com
Somalilinks
Somalimarket
Somalivip
Somaliweyn
SomaliYouth
Soomaalinews
Ufurow
Waamonline
Wardheernews
Wariye
WidhWidh
Xamarcade
Xamardaye
Xamarnews
Xoghoose
Xog-waran
Xoghaye
Xogta
Random Media
WAR DAG DAG AH: DAGAAL KA QARXAY MAGAALADA MUQDISHO TARBUUNKA / HODON IYO...
Dagaal xoogan ayaa saakay mar kale dib uga qarxay Magaalada muqisho oo usbuucii labaad ku jirta Dagaal si joogta ah uga socda waxaana uu dagaalku si xoogan uga soconayaa Qeeybo ka mid ah Koofurta Magaalada Muqdisho.

Dagaalkaani oo qarxay saakay waaberigii ayaa xoogaga kasoo horjeeda dowlada KMG eey weerar ku soo qaadeen Ciidamo taabansan dowlada oo ku sugan degmada Hodan gaar ahaan Agagaarka Tarabuunka iyo Hotel Taleex.



Ciidanka halkaasi ku sugnaa oo ah ciidankii uu lahaa Wasiiru dowlihii hore ee Gaashaandhiga Shiikh Yuusuf maxamed Siyaad Indhacade ayaa iyagu ku sugan Agagaarka Tarabuunka , Hotel Taleex ,Carwadii hore iyo aagaga ku dhow dhow oo dhan.



Xoogaga Shabaab ayaa subaxnimadii hore alaseey soo weeraray sida aan ku heleeyno wararka ka imaanaya goobta dagaalka waxaasna soconaya Weerar iyo weerar celis eey bar bar socdaan Madaafiic eey tuurayaan Ciidanka Amisom oo ku sugan Madaxtooyada iyo weliba isgooyska KM4.



Warar hor dhac ayaa sheegaya in Ciidanka Taabacsan indhacade eey dib isaga riixeen kuwa shabaabka waxaana la maqlayaa risaas goos goos ah oo weli ka dhaceeysa aagii la isku farasaaray.



Weli lama hayo Qasaaraha kala gaaray dhinacyad dagaalamaya waloow uu jiro qasaare soo gaaray askartooda iyo mid soo gaaray shacabka lagu garaacay Madaafiicda iyo risaasta wiiftada ah oo aan cidna loola aaba yeeleeyn


Isha Wararka Somaaliyeed
Camaloow Online
abdimaalik10@hotmail.com
aadams2@hotmail.com
Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Random Media
Random Media
Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.
SAWIRO CAJIIB AH DAAWO


DAAWO MUUQAALO CUSUB








Latest Media
Majaajilo Boon Xirs...
[28/05/2013 13:12]
Majaajile Qosol le...
[28/05/2013 12:53]
Majaajile Qosol leh...
[28/05/2013 12:48]
Majaajile Qosol leh...
[28/05/2013 12:45]
Majaajile Qosol leh...
[28/05/2013 12:43]
Daawo Videos ku sa...
[26/05/2013 23:26]
Saar reer gadood ....
[26/05/2013 22:59]
Saar reer gadood ...
[26/05/2013 22:39]
Subac Quraan oo kaa...
[26/05/2013 22:31]
Riwaayad Cusb Maa m...
[26/05/2013 22:13]
Daawo Cusuriyada ka jirta South Africa

New Page 1

HAMBALYO HAMBALYO MUNA ABDIRAXMAAN



SOMALIA VS YAMAN

TACSI HOYO IIDO AHMED

Taariikhda Somaliya

Render time: 0.03 seconds 10,948,547 unique visits