Doowlada Hiiraan State ayaa diyaarineysa dDastuurkii ay ku Shaqayn la heyd xukuumadan cusub
Gudi soo diyaariya Dastuurka uu yeelaneyo dowlad goboledka Hiran ee Somaliya ayaa maanta bilaabay howlahooda shaqo.gudigaan oo ka kooban 7xubnood ayaa waxaa si rasmi ah u magacaabay madaxweynaha Hiran State kedib markii la soo gabo gabeeyey latashiyo fara badan oo uu madaxweynaha maalmahani lalahaa waxgarad reer Hiran ah.
Gudigan ayaa waxey kala yahiin
1-Proff Ibraahim Hasan Nuur
2-Proff Mohamed Nuur Cadow
3-Proff ibraahim Dhaqane Ali
4-Dr C/risaaq Husen Shiikh Waaweyne
5-Dr Mohamed Gacal Dhurwaa
6-Dr Cabdulaahi Cismaan Ahmed
7-Eng Aden Cabdi Wayax
Gudigaan oo islamaanta howshooda bilaabay ayaa la dejiyey hal Hotel inta ay ka soo gabo gabeynayaan shaqada loo xilsaaray.Dastuurkaan cusub ayaa ku soo baxayo 3 luqadood sida luqada Somaliga,English iyo Arabi kedibna waxaa la hor geyn doonaa baarlamaanka cusub oo uu yeelanayo dowlad goboledka Hiran ee Somaliya la soco wararkeena dambe kana bogo camalow online.