18 May 2012 10:04:55
Random Media
Random Media
Daawo Tv iyo Webya Caalamiga ah






QISADII XAJAAJ BINU YUSUF

SAWIRO CAJIIB AH DAAWO

Tariikhda Hijriyada iyo TAN MI........
New Page 1

Radio Llinks
Radio Muqdisho 08:00
Radio Muqdisho 14:30
Radio Muqdisho 19:00
Radio Banadir

BBC Somali 07:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
VOA Somali 06:30
VOA Somali 16:00
VOA Somali 20:00
TAFSIIRKA SHEEKH M, MACALIN



HIDAHA & DHAQANKA SOM

SOMALI CHAT ROOMS

DHIIGA MUSLIMKA OO LADAADIYO WAA XAARAAN

DOOD SHIBILE IYO TAKFIIR

Navigation
· QURAAN
· MUXAADAROOYIN
· TAFSIIR SH,C, FAARUUQ
· TAFSIIR SH,M, MACALIN
· AXAADIITH MUHIIM AH
· SU-AALO DIINI AH
· Web Links
Users Online
· Guests Online: 528

· Members Online: 0

· Total Members: 296
· Newest Member: news1
Webkii Hore Camalaoow Online

DAAWO SIDA AY U EGTAHAY SAFAARADA SOMALIA

WEBS OF HIIRAAN

WAQTIGA SALAADDAHA

MA DAAWADAY CAMALOOW

SOMALI LINKS
aragti.com
Aminarts
Aarannews
Aftahan
Alimuse.com
Allgedo
Allsomali
Allsomalimusic
Bulshada
Baaledweyn.com
BBC Somali
Bulshoweyn
Camaloow.com
Calanka
Cisaleey
Dhacdo
dadkeyga.com
Dalkanews
Diirad
Deeyoo
Djsomali
galgaduudnews
Geesguud
Gendershe.com
Hamarey
Hiiraanpost
Hiiraan
HiiraanNet
Hornafrik
Hubaalnews
Iiroon.com
Jilibweyn
Jowhar
kobciye.com
Maaryaa.net
Markacadeey
Markacadey.Net
Miisaanka.com
Muuqaal
Onkod
Qarandoon
Qaranimo
RadioHargeysa
Saafifilms
Shaaciye
Shabelle.net
Somalifans.com
Somalilinks
Somalimarket
Somalivip
Somaliweyn
SomaliYouth
Soomaalinews
Ufurow
Waamonline
Wardheernews
Wariye
WidhWidh
Xamarcade
Xamardaye
Xamarnews
Xoghoose
Xog-waran
Xoghaye
Xogta
Barnaamijyo xiisa leh

News

WARARKA SOMALIA
Camaloow Online 17-05-2012 Halkan ka waado xafladii jaamacada hiiraan basaskeeda lagu soo bandhigay narobi iyadoo ugaas c/raxmaan ugaa...

Camaloow Online 17-05-2012 Wafdi uu hogaaminayo gudoomiyaha baarlamaanka somalia shariif xasan sheekh aadan oo baydhabo gaaray saakay ...

Camaloow Online 17-05-2012 C/raxmaan faroole madaxweynaha maamulka puntland oo faaf faahin ka bixiyay sababta eragdooda shirka muqdish...

Camaloow Online 17-05-2012 Diyaarada turkish airlines oo cilad farsamo aawadeed soo caga dhigan waysay dib ugu laabatay halkii ay ka i...

Camaloow Online 17-05-2012 Maxkamada milatariga somaliland ayaa 22 ruux xukun dil iyo xabsi daa'in iskugu jiro ku riday dadkaasi oo la...

Camaloow Online 17-05-2012 Ciidamada amisom oo bilaabay in ay fariisimo ka sameeystaan magaalada baydhabo ee xarunta gobolka baay iyad...

Camaloow Online 17-05-2012 Cali maxamed xuseen cali jeesto gudomiyhii g/banaadir ee al shabaab oo xilagan sheegay in uu alle u toowbad...

Camaloow Online 17-05-2012 Wasaraada dastuurka ayaa shaaca ka qaaday in shirka odayaasha meel gabo gabo ah marayo ina soo bandhigi doo...

Camaloow Online 16-05-2012 Midowga Yurub oo Isku raacay Arin Ka cajibisay Somalida taasoo ah mid loo baahanyahay

Camaloow Online 16-05-2012 Maamulka Gobolka Banaadir oo magacaabay Afhayeen cusub kaddib markii xilka laga qaaday Afhayeenkii hore .....

Camaloow Online 16-05-2012 Weerar Bambaano ayaa xalay lagu qaaday goob lagu caweeyo oo ku taal Magaalada xeebta ah ee Mombasa,

Camaloow Online 16-05-2012 Ergaooyikii puntland uga qaybgalayay shirka odoyaasha dhaqanka ee muqdisho ayaa ka dhoofay muqdisho iyagoo...

Camaloow Online 16-05-2012 Dad shacab ah iyo ciidadamada amniga somaliland ayaa dagaal waqti kooban socday wuxuu ku dhexmaray bariga m...

Camaloow Online 16-05-2012 Munaasibad si heer sare ah loo soo agaasimay isla markaana uu soo qaban qaabiyay ururka dhalinyarada SYAO a...

Camaloow Online 16-05-2012 Maamulka gobolka hiiraan ayaa dhagax dhigay garoonka ugaas khaliif ee magaalada baledweyne si loo dayactiro...

Camaloow Online 16-05-2012 Dowlada sacuudiga ayaa sheegtay in 2 milyan oo dollay ay somalia ugu deeqday ayna usii marsiin doonta hay'a...

Camaloow Online 16-05-2012 Mid kamid ah gudoomiyaasha xaafadaha degmada baydhabo ayaa xalay lagu dilay halkaasi kadib markii rag afka ...

DACDOOYINKA ADUUNKA & SOMALIA
Daawo Video Cajiib ah Dagaal faraha looga gubtay oo dhexmaray Mas Iyo Yixaas Taloow yaa Laga itaal ro...
Camaloow Online 11-05-2012
Daawo video 600 oo kiilo nin ah iyo 80 kilo nin ah oo si xun looga badiyay kii ..................
Camaloow Online 11-05-2012
Daawo Videoskan adaaba Muusoon Doone Ama Dhabanada Qabsan doone waa arin yaab leh u baahan ................
Camaloow Online 06-05-2012
Dad si xun loogu dilay Dalaka Maxico kuwaasoo laga soo laad laadiyay Buunda Korkeeda iyo Madaxyo La Horkeen...
Camaloow Online 05-05-2012
Dhacdo xanuunbadan oo ku dhacdey nin muslim ahoo kasoo jeeda dalka eratareeya oo xabsi xaqdaro ah lagu riday.
Camaloow Online 30-04-2012
Dhacdo layaab leh oo ka dhacday Magaalada Hargeeyso iyo Shacabkii oo baadidoon ugujira Kaawiyad ama Feero...
Camaloow Online 25-04-2012
dhacdo aad u xanuun badan isla markaana dil ah oo mareekan ka dhacday.
Camaloow Online 24-04-2012
fiirso oo dhegyso majaajilo haweenku ku dulmanyihiin waayihii xili jaahiligii manaxe rag ayaa gacanta durak...
Camaloow Online 11-04-2012
Daawo Videsos::: Sheeko Qosol Leh Illaah ma taqaaniinoo??? Hadii aan Dhaho Illaah ayaan aqaanaa iigeey ay...
Camaloow Online 08-04-2012
Daawo Sawirada Qaraxii Kadhacay Tiyaatarka magaalada Muqdisho oo ay ku halaag sameen Shacab aad u tirabad...
Camaloow Online 04-04-2012
Su-aalo Diini Ah
Sawirka Maanta Camaloow Online Waa sawir aad wada fAHMI doontaan haduu alle idmo ee bal fiiriya siada x...
Camaloow Online 23-03-2012
Sawirka Maanta Camaloow Online Waa sawir aad wada garan doontaan haduu alle idmo ee bal fiiriya labadaan...
Camaloow Online 21-03-2012
Sawirka Maanta Camaloow Online miyaad taqaanaa Sawirkan Qofka uu yahay Hadaba si fiican u fiiri oo sheeg q...
Camaloow Online 20-03-2012
Sawirka Maanta Camaloow Online waa Sawir Cajiib ah aabihii Cunaa Canugiisa ayuu ka garan ..................
Camaloow Online 17-03-2012
Sawirka Maanta Camaloow Online, Mataqaanaa Ninkan? Yuusan Kudilin ee ka Carar Sheeg Hadii aad Garaneeysii...
Camaloow Online 14-03-2012
Sawirka Maanta Camaloow Online oo kusaabsan Marxalad kamid ah marxaladaha soomara Gobolka Hiiraan Sheeg Sa...
Camaloow Online 12-03-2012
Sawirka Maanta Camaloow Online ma taqaana Goobtan Halka ay tahay iyo Magaalada ay ku taalo??
Camaloow Online 10-03-2012
Sawirka maanta Camaloow Online oo ku Saabsan somalida oo biloowday wax aan lagu aqooni jirin .........
Camaloow Online 04-03-2012
Sawirka Maanta Camaloow Online waa arin layaab leh oo aadan horay u arag daawo oo ka bogo kana warhay kuwak...
Camaloow Online 01-03-2012
Latest Articles
· Ogeeysii Ogeeysii ...
· TAFSIIKA SH, C FAARU...
· DAAWO SAWIRADA XASUU...
· MUXAADARO SHEEKH CAB...
· MUXAADARO SHEEKH MU...
QEEYBAHA XAYEESIINTA

Random Media
Halkan ka waado xafladii jaamacada hiiraan basaskeeda lagu soo bandhigay narobi iyadoo ugaas c/raxmaan ugaas khaliif kasoo qayb galay.
Xaflad balaaran oo si hersare ah loosoo agaasimay oo laguna soo bandhigayay gawaari basas ah oo loogu talagalay jaamacada hiiraan si ardayda safarka loogu fududeeyo.
Wafdi uu hogaaminayo gudoomiyaha baarlamaanka somalia shariif xasan sheekh aadan oo baydhabo gaaray saakay balse lama shaacin waxa uu safarkoodu yahay.
Wafdigan oo ay ka mid yihiin taliyaha ciidamada booliiska Soomaaliya, Jen. Shariif Sheekhunaa Maye iyo guddoomiyaha maxkamadda ciidamada Soomaaliya.
C/raxmaan faroole madaxweynaha maamulka puntland oo faaf faahin ka bixiyay sababta eragdooda shirka muqdisho ugu baxday asiga oo india jooga.
C/raxmaan sheikh Max’ed Faroole madaxweynaha maamulka Puntland oo wareysi gaar ah siinayay laanta Af soomaaliga ee BBC-da isagoo kusugan dalka Hindiya.
Diyaarada turkish airlines oo cilad farsamo aawadeed soo caga dhigan waysay dib ugu laabatay halkii ay ka imaatay.
Dayuuradan oo sidey dad gaaraya 150 ruux oo isugu jira ajaaniib iyo Soomaali ayaa ka soo kicitintay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga.
waa muxaadaro ka shekeyneeysa al azxaab dhageeysi wacan.
dhegeeyso muxaadaro uu soo jeedinaayo sh mustafa xaaji cisaan ciil.
Maxkamada milatariga somaliland ayaa 22 ruux xukun dil iyo xabsi daa'in iskugu jiro ku riday dadkaasi oo lagu eedeeyay in ay weerareen xero ciidan.
Dadkan la xukumay ayaa dagaal lagu soo qabqabtay waxaana ka mid ah siddeed ruux oo ku dhaawacantay dagaalkii doraad ka dhacay magaalada Hargeysa.
Ciidamada amisom oo bilaabay in ay fariisimo ka sameeystaan magaalada baydhabo ee xarunta gobolka baay iyadoo la filayo in ay itoobiyaanka kala wareegaan.
Ciidamadan ayaa fariisimo ka sameystay Garoonka diyaaradaha Baydhabo iyo nawaaxigiisa oo hada ay difaacyo ka samesyteen.
Cali maxamed xuseen cali jeesto gudomiyhii g/banaadir ee al shabaab oo xilagan sheegay in uu alle u toowbad keenay shacbkana uu meel fagaare kala hadli doono marka uu fursad u helo asiga oo aan sheegi
Cali Jeesto oo isagu lasoo xiriiray Radio Muqdiso idaacadda dowlada ayaa tilmaamay in xilligan waqtigiisa ugu badan uu maalin walba ku bixiyo Toowbada Alle.
Wasaraada dastuurka ayaa shaaca ka qaaday in shirka odayaasha meel gabo gabo ah marayo ina soo bandhigi doonaan qaybaha harsan si fikir looga bixiyay kadibna dib loo ansixiyo loona xulo bunhaii soo xu
Wasiirka ayaa shaaca ka qaaday in ay billaabatay soo xulista ergada ansixineysa Dastuurka lagu wado in dalka uu yeesho iyo xubnaha cusub ee Barlamaanka dalka.
Midowga Yurub oo Isku raacay Arin Ka cajibisay Somalida taasoo ah mid loo baahanyahay
Warar Ka imaanaya Warbaahinta Midowga Yurub ayaa shaaciyay in ay weerari doonaa Burcadbadeeda Somalida,Saacado kadib markii baarlamaanka Germanka uu meelmariyey codbixin uu maraakiibta dagaalka

Maamulka Gobolka Banaadir oo magacaabay Afhayeen cusub kaddib markii xilka laga qaaday Afhayeenkii hore ... Top Newsw
Afhayeenka cusub ee maamulka gobolka Banaadir ayaa waxaa loo magacaabay, Maxamed Yuusuf, iyadoo wareegtada in la magacaabay afhayeenkan cusub kaddib markii la ogaaday baahida uu maamulka gobolku u qabo afhayeen.


Weerar Bambaano ayaa xalay lagu qaaday goob lagu caweeyo oo ku taal Magaalada xeebta ah ee Mombasa,
Wararka naga soo gaaraya magaalada Mombasa ayaa sheegaya in Weerar Bambaano ayaa xalay lagu qaaday goob lagu caweeyo oo ku taal Magaalada xeebta ah ee Mombasa,
Ergaooyikii puntland uga qaybgalayay shirka odoyaasha dhaqanka ee muqdisho ayaa ka dhoofay muqdisho iyagoo dib ugu laabtay garawe.
Odayaasha-dhaqanka ee Muqdisho ku shiraya ayaa waxaa u socda fasax laba maalmood ah oo iyagoo kaddibna isku soo laaban doona.
Dad shacab ah iyo ciidadamada amniga somaliland ayaa dagaal waqti kooban socday wuxuu ku dhexmaray bariga magaalada hargeeysa.
Sidoo kale, Maayarka magaaladda Hargeysa Xuseen Maxamuud Jiciir ayaa isna sheegay in afar qof ka dhinteen dadkii weerarka soo qaaday.


Munaasibad si heer sare ah loo soo agaasimay isla markaana uu soo qaban qaabiyay ururka dhalinyarada SYAO ayaa lagu qabtay magaalada B/weeyne ee xarunta gobolka hiiraan.
Odayaal iyo waxgarad munaasabada jogay oo iyagana halkaa ka hadllay ayaa sheegay in ay aad ugu faraxsan yihiin ka qeyb-galka munaasabada.


Camaloow Online Media

Media being used now
You need flashplayer
Download Flash Player
Most Popular
Top Rated
Last Viewed
Latest
Random
There are 127 media in 8 categories with a total of 78 votes & 0 comments
Random Media
Random Media
Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.
DAAWO MUUQAALO CUSUB











Latest Media
Alif Quraan barash...
[11/05/2012 21:52]
Libaax Hilib Laga B...
[24/03/2012 16:50]
Daawo Faroolo oo si...
[17/03/2012 13:11]
Abaaraha Hiiraan ee...
[14/03/2012 01:48]
Alxamdulilaah Keefa...
[09/03/2012 00:44]
NASHIIDA Bismilaa...
[09/03/2012 00:42]
NASHIIDA Iqraa Iq...
[09/03/2012 00:40]
Camaloow Online you...
[01/03/2012 01:00]
YAABKA ADUUNKA NI...
[03/02/2012 20:49]
NASHIIDA YAA DH...
[14/01/2012 14:09]
Daawo Cusuriyada ka jirta South Africa

New Page 1

HAMBALYO HAMBALYO MUNA ABDIRAXMAAN



QAXOOTI ZANZIBAAR AH OO SOMALI DAGAN

SOMALIA VS YAMAN

Xaflad Hiiraan State Uganda

TACSI HOYO IIDO AHMED

Taariikhda Somaliya

HIIRAAN STATE SAWIRO

MADAXWEYNAHA HIIRAAN STATE

SHIR KADHACAY MAGAALADA LONDON

Render time: 0.57 seconds 3,839,995 unique visits