|
Chat rooms Camaloow Online
|
Wararka Maanta Talaado 10.08.2010 |

Ciidamado AMISOM ay fariisimo Cusub ka sameysteen Deegaanka Xoosh ee Degmada Madiina eeMagaalada Moqdisho........
|
Wararka Maanta Isniin 09.08.2010 |

Cabsi Dalaal oo Lagadareemaya Magaalada Baledweyn ee Caasimada Gobolka Hiiraan iyadoo ay kusoo ruqaansadee Ciidamo aad utirabadan ee kuwo Doowlada KMG..........

Wararka ka Imaanaya Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in Ururka Alshabaab ee gacanta ku haya Deegaanada Suuqa Bakaaraha in ay ku armeen dadka goobaha ganacsiga ku leh gudaha suuqa ay iska aruuriyaan lacago ay ku sheegeen inay bisha Barakeysan ee Ramadaan ku d..............

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo ah Taliyaha guud ee xiligan Hogaaminaya Ciidanka Puntland eek u jira dagaalka Galgala ayaa ku dhaartay cirib jarka Kooxda Sheekh Atam...........
|
Wararka Maanta Axad 08.08.2010 |

Ciidamada Dowladda KMG ayaa Howlgal Baaritaan ah ka Bilaabay Wadada Makka Al-Mukarrama ee Magaalada Muqdisho....................

Ciidamada Amaanka ee dalka Liibiya ayaa xalay u dhacay dhismayal ay daganaayeen dad Soomaaliyeed iyagoo ka soo raafay xaafadaha a............
|
Wararka Maanta Sabti 07.08.2010 |
Maamulka Alshabaab Degmada Walaweyn ayaa Xukun ku riday Haween iyo rag qaad ku dhex cunayay Degmadaasi...........

C/raxmaan Faroole ayaa Bulshada ka soo jeeda Deegaanada Puntland wuxuu yiri soo sheega cidii Buushash Mugdi ah oo Dugsi Qur’aan lagu sheego ku shirisa Caruurta oo ku shubaysa Fekir argagaxiso ah.....................
|
Wararka Maanta Khamiis 05.08.2010 |

Ciidamada Dowaldda Somalia iyo ururka Al-Shabab ay ku Dagaalamay xadka Somalia iyo Ethiopia, halkaasi oo uu ka qarxay dagaal ay ku dhinteen 21 qof, saraakiil ayaa sidaasi sheegay...............

Banaanbaxyo balaaran oo looga soo horjeedo qaraxii shalay lala beegsaday Haweenka Nadaafada ayaa ka socanaya Degmooyinka Muqdisho..............
|
Wararka Maanta Arbaco 04.08.2010 |
Qasaarihii Kadhashay Madaafiicdii Lagugaraacay Xaafado ka tirsan Degmooyinka Hodan Howl-wadaag iyo qaybo ka tirsan deegaanada ku yaala waqooyiga Muqdisho..............

Dalka Kenya ayaa saaka ah kuwa aan laga shaqeynayn ka dib markii dadka ay dhammaan u dareereen goobaha cod bixinta...............
|
Wararka Maanta Talaado 03.08.2010 |

Dowlada Burundi ayaa ka fiirsanayso awood xoog leh oo ay ku soo kordhiso Ciidankeeda jooga dalka Soomaaliya oo dagaalo weli kula jira Islaamiyiinta.............

Xildhibaano ka tirsan Barlamanka Soomaaliya oo gacan saarna la leh Madaxweyne Shariif ayaa laga soo xigtay in Shariif Xasan Shiikh Aadan uu si aad ah u la jirsaday Ra’isul wasaare Sharmaarke taa oo Mr. Sharmaarke ku dhirigalisay in uu ku gacans.........
|
Wararka Maanta Isniin 02.08.2010 |

Baarlamaanka Somaliland ayaa waxaa ka socday dhaq-dhaqaaqyo xoog leh oo lagaga soo hor-jeedo Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo............

Tahriibayaal Soomaali badan ah ayaa la sheegay in ay ku Geeriyoodeen Xadka u dhexeeya Yamen iyo Saudi Arabia halkaasi oo ay socdaal ku marayeen................
|
Wararka Maanta Axad 01.08.2010 |

Saraakiisha Alshabaab iyo kuwa Xizbul Islaam ayaa ku kala dareeray fadhi ay ku yeesheen Muqdisho kaasi oo is afgarad waa ku dhamaday...........

Qarax Xoogan oo lalabeegsaday Ciidanka Dowlada ayaa xalay ka dhacay Degmada Dharkenley ee Magaalada Muqdisho............
|
Wararka Maanta Sabti 31.08.2010 |

Ciidankii Dowlada oo shalay karuqaansaday Gobolka Hiiraan halaka Looyaqaano Kalabeeyrka Ayaa Lasheegayaa in ay Ubaneeyeen Booska Ciidamado Etobiyaan ah.........
|
Wararka Maanta Khamiis 29.07.2010 |

Kooxda Alshabaab ayaa si aad ah isaga fogaysay dagaaladii uu Hogaaminayay Sheekh Atam ee ka dhacay dhulka buuralayda ah ee Sanaag iyo Bari...........
Xildhibaano ka soo Jeeda Gobolka Hiiraan oo ku Hanjabay in ay dagaal kula wareegi doonaan Magaalada
Baladweyn.............
|
Wararka Maanta Arbaco 28.07.2010 |
 Madaxda Midowga Afrika oo isku raacay soo dirida 4-Kun oo askari gudaha Soomaaliya....................
Waxan si wada jir ah ugu hambalyaynaynaa :
Ciise Muxamed Diiroow iyo
Sacdiya Yuusuf Macoow
oo tariikhdu Markay aheyed 24 /07/2010 Arooskoodu uu kadhcay Magaaladda Oslo. ee Cariga Norwey.
|
Wararka Maanta Isniin 26.07.2010 |

War Dag Dag ah: Dagaalo Xoogan ayaa Kasocdo Gobolka Bari Kuwaasoo u Dhaxeeya Ciidamada Maamul Goboleedka Puntland iyo Ciidamo taabacsan Alshabaab oo uu Hogaaminaaya Maxamed Saciid Atam.........

Xildhibaan Salaad Cali jeelle ayaa ku eedeeyay dadka Soomaaliyeed ee ka soo horjeeda in dalka la keeno ciidamo Shisheeye inay yihiin kuwa Xiriir la leh Al Shabaab iyo argagixisada Caalamka..............
|
Wararka Maanta Axad 25.07.2010 |

Afhayeenka Ahlu Sunna Wal jamaaca Sheekh C/laahi Sheekh C/raxmaan “Al Qaadi” oo saxaafada la hadlayay ayaa sheegay in Alshabaab ay ku jabeen dhammaan dagaaladii ay ku soo qaadeen Gobolka Gal Gaduud..............

Maleeshiyada Alshabaab ayaa waxa ay rasaasi kufureen Gaari Bi èl ah oo ay ka shakiyeen Kaasoo Amarkooda
diiday...............
|
Wararka Maanta Jimco 23.07.2010 |
Dagaal Kadhacay Deegaanka Ceel gaal ee Gobolka Hiiraan Ayaa lasheegayaa in looga Itaal-roonaaday Ciidamada Shabaab.........
|
Wararka Maanta khamiis 22.07.2010 |

Dowlada Yeman oo Sheegtay in 500 ruux oo Tahriibayaal Somali ah ay Asbuucyadii lasoodhaafay ugu soo gaaraan Xeebaha Wadankaasi.................

Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya ayaa howlgalo ay ku qab qabanayeen raga ku labisan dareeskooda islamarkaana Dhibaateeya dadka Shacabka.........
|
Wararka Maanta Arbaco 21.07.2010 |

Ciidamada Dowlada iyo Kuwa Aminsom ayaa lasheegayaa in ay Lawareegeen Xaafada Badan oo ay Gacanta ugujirtay Xoogaga Mucaaradka.............
|
Wararka Maanta Talaado 20.07.2010 |
Ciidamada Maamul goboleedka Puntland ay Cagta mariyeen Dagaalyahano Calanka Madow ka Taagay Degaanka Galgalo oo 30 km u jira Magaalada Boosaaso ee gobolka Bari....
Ciidamada Aminsom ayaa si Safbalaaran ah u soogalay Dagaalka kasoconaya Magaalda Moqdisho, Xili ay Hareereeyee Ciidamada Shabaab Madaxtooyada............
|
Wararka Maanta Isniin 19.07.2010 |

Dil iyo Qarax xoogan ayaa Xalay ka dhacay Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari halkaasi oo Xasarad ay ka jirtay
dhawaanahan..................

Dagaalo iyo Duqeymo Isbarbar Socday ayaa Shalay Gabal Dhicii illaa Xalay ka socanayay Xaafadaha Woqooyiga Magaalada Muqdisho kuwaasi oo Qasaara Badan Sababay...............
|
Wararka Maanta Axad 18.07.2010 |

Magooneeysaa In aad kula Sheekeeysato Saaxibadaa oo Dunida Dacaladeeda kaljoogo
Gal halkaan
Chat rooms camaloow Online
|
Wararka Maanta Sabti 17.07.2010 |

Sheekh Shariif Sheekh Axmed Madaxweynaha Dowlada KMG ayaa Xalay Gaaray Magaalada Qaahira Isagoo Lakulmay Madaxweynaha Dalka Masar.............

Dhalinyaro iyo Dumar Soomaali ah oo aad u Tirabadan ayaa Laga siidaayay Xabsi ku yaalay Dalka Libiya........
|
Wararka Maanta Jimco 16.07.2010 |

Madaxweynaha Cusub ee Somaliland ayaa ka dalbaday shacabka Somaliland in ay amnigooda sugaan.............

Howlgalo Balaaran oo ay Xalay Sameeyeen Ciidanka Booliiska Magaalada Nairobi ayaa Waxa ay ku Qabqabteen Dhalinyaro Somaaliyeed..............
|
Wararka Maanta Khamiis 15.07.2010 |

Haweenka Qaadka ka ganacsada Gudaha Magaalada Kismaayo ayaa si toos ah Looga Mamnuucay in ay qaadka Kadaan.......
+Sawiro

Bam gacmeed ayaa lagu weeraray Cidian ka tirsan Dowlada gudaha Degmada Wabari ee Magaalada Muqdisho................
|
Wararka Maanta Arbaco 14.07.2010 |

Kooxda Alshabaab ee Maamusho Jubada Hoose ayaa ku fuliyay xukun qisaas ah, Nin Lagu eedeeyay in uu Kufsi iyo Dil
Geeystay..............

Ciidanka Booliiska Magaalada Kampala ee dalka Ugandha ayaa la sheegay in ay heleen Jaakad looga tahay meel Club-ah taasi oo Bambooyin la soo galiyay.............
|
Wararka Maanta Talaado 13.07.2010 |

Qaraxii Ugaandha ayaa waa Si kulul U Canbaareeyay Ahmed Diirire, "Shacabkii Kaqaxay Bakaaraha ayaa qarax Laga Dabageeyay" Ayuu yiri Diiriye.........
Dagaal Xoogan ayaa Kadhacay Dagmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan Kaasoo u Dhaxeeya Shabaab Iyo Ahlusunah oo kumagacaaban Shacabka Reer Hiiraan.............
|
Wararka Maanta Isniin 12.07.2010 |
Inkabadan 72 ruux ayaa ku dhintay tiro kabadan 67 ruuxna wey ku dhaawacmeen qaraxyo xalay ka dhacay magaalada kampala.................
Hogaamiyaha Kooxda Shabaab iyo Gudoomiyaha Xizbul Islaam ayaa yeeshay kulan xasaasi ah gudaha Magaalada Muqdisho..............
|
Wararka Maanta Axad 11.07.2010 |

Gudoomiye ku xigeenka Degmada Wadajir Muqdisho ayaa xalay halis galay markii qarax Bam lagu weeraray xilli uu ku sugnaa gudaha Degmadaasi................

Kooxda Alshabaab ayaa dishay Salaad Xareed oo ah Sargaal Caan ah kaasi oo ka mid ahaa Dowlada KMG ah xilli uu kusugnaa gudaha Baladweyne............
|
Wararka Maanta Sabti 10.07.2010 |

Ciidanka Dowlada iyo kuwa Ethiopia ay soo buuxiyeen Duleedka Magaalada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan iyo Dhaqdhaqaaqii Gaadiidka oo istaagay..............

Nin lagu eedeeyay Basaasnimo ayaa lagu qisaasay fagaare ku yaala Magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay Halkaasi oo Nin kale si qarsoodi ah loogu gorwacay..............
|
Wararka Maanta Jimco 09.07.2010 |

Yuusuf Axmed Hagar “Dagabeed” Gudoomiyihii hore ee Gobolka Hiiraan ayaa shaaca ka qaaday in ay wadaan abaabul balaaran oo ay kula wareegayaan gacan ku haynta Gobolkaasi Hiiraan.........

Baladweyn: Taliyaha Ciidamada Dowladda KMG ah Col. Axmed Inji oo sheegay inay Magaalada Baladweyne ku dileen laba ajnaab ah howlgal si qarsoodi ah u Fuliyeen, ayna hayaan Cadeeymo..........
|
Wararka Maanta Khamiis 08.07.2010 |

Madaxweynaha Dowlada KMG ah ayaa saaka ka soo dagay garoonka Muqdisho halkaasi oo Islaamiyiinyta ay ku garaaceen Hoobiyayaal...........
|
Wararka Maanta Arbaco 07.07.2010 |

Ciidamada Ethiopia ayaa si aad ah u soo buuxiyay Daafaha Woqooyiga Magaalada Baladweyne..............

Madaafiicda PM-ka iyo Hoobiyayaasha oo xalay si gaar ah loola bartilmaameedsaday Saldhigyada Islaamiyiinta ayaa sabab ka dhigtay qasaara gaaray Maleeshiyaadkaasi.......
|
Wararka Maanta Talaado 06.07.2010 |

War Dag Dag Ah Maleeshiyaadka Islaamiyiinta Alshabaab iyo Xizbul Islaam oo iska dilay Saraakiil Sar sare iyo Xiisad ka taagan Suuqa Bakaaraha. abuu Cikrama/// iyo Cabdi Samad. iyo xitaa Shabaab oo 6 Akari Kadilay Xisbul islaam.................
 Wadamada IGAD ayaa ogolaaday in si Deg Deg ah Ciidamo lageeyo gudaha Dalka Soomaaliya.............................
|
Wararka Maanta Isniin 05.07.2010 |

Dagaal u dhexeeya Alshabaab iyo Dowlada ayaa saaka Markale ka Socanaya Xaafadaha Woqooyiga Magaalada
Muqdisho............

Ninka isqariyo oo amiiraka u ah Alshabaab Axmed Godane ( Abuu Zubeyr) ayaa soo Diray Xalay fariin cod ah oo uu uga hadlayo siduu u abuuri lahaa Dagaal Shacabka soomaaliyeed dhaxdooga ah.........
|
Wararka Maanta Sabti 04.07.2010 |

Magaalada Baledweyn ee Caasimada Gobolka Hiiraan ayaa lagu soo waramayaa in Ciidamada Al- shabaab ay Xabsiga U taxaabeen Ganacsato Aad Utirabada...........

Afhaeeyn Cusub oo loo magacaabay Urirka Alshabaab iyo Warar sheegaya in Sheekh Cali Dheere Iscasilaadiisa uu Ka xunyahay.............
|
Wararka Maanta Jimco 02.07.2010 |
Madaxweynaha Cusub: Musharaxii Xisbiga Kulmiye Axmed Maxamed Maxamuud “Siilaanyo” ayaa ku soo baxay doorashada, Halkan Ka eeg Natiijada Doorashadii Somaliland..................
|
Wararka Maanta Arbaco 30.06.2010 |

Wararka Ka imaanaya Gobolka Hiiraan ayaa Lasheegayaa in Xaalada Guud ee Magaalooyinkaasi ay Daganyihii.........

Xaafadaha Woqooyiga Magaalada Muqdisho ayaa Si aad uweeyn Looga Cabsi Qabaa In uu Kaqarxo Dagaal U Dhaxeeyo Mucaaradka Iyo KMG ........................
Ciidamo ka tirsan Ururka Xisbul Islaam ayaa Shalay Xaruntii Hay'adda Kutaaliilay Degmada Afgooye Bililiqeeystay.................+Sawiro

Qaar Kamid ah 21 Qofood oo Tahriibayaal ah ayaa ku geeriyoodeen Wabi laga Gudbo Xadka U dhaxeeya Turki iyo Giriiga. Warkii Faahfaahsan.................
|
Wararka Maanta Talaado 29.06.2010 |

Kooxda Ahlu-sunah Waljamaaca ayaa ku Dhawaaqday in ay ka laabanayso Heshiiskii AddisAbaba hadii aanay Dowlada ku fulin Maalma gudahood.............
War Deg-Deg ah: -Dab Aad iyo aad u Xoogan ayaa qabsaday Qeyb kamid ah Isbitaalka Magaalada
Boosaaso..............

Dagaal Xoogan oo Kadhacay Magaalada Xamar ayaa waxaa Lasheegayaa in Ciidamada Al.shabaab Gooba Cusub Kaqabsadeen Ciidamada Dowlada KMG.............
|
Wararka Maanta Isniin 28.06.2010 |

Wasiir Aan Waxba Tareeynin iyo Shariifka oo Ku mashaquulsan Wasiirad, Maxaala Kala Haysto, ayadoo Cabqeydiid uu ugoodiyay Warbixin Xasaa................

Ciidamada ka Wadatirsan Dawladda Soomaliya KMG ayaa Saakay isku Rasaaseeyey isgoyska
Ex-kontarool.................

Ahlu sunah Wal Jamaaca oo faahfaahin ka bixisay howlgalo ku qabqabteen Gobolka
Galgaduud...................
|
Wararka Maanta Axad 27.06.2010 |

Xisbiga Kulmiye ee uu Hogaamiyo Axmed Siilaanyoayaa lasheegayaa in uu ku horeeya codadka doorashada Boqolkiiba %65...........

Mid ka mida Ciidamada Sirdoonka soomaaliland ayaa xalay dablay aan la garan ay ku dileen gudaha Magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool...................

Wararka Dag Dag ah Xarunta Baarlamanka KMG ee guriga UMADA ayaa lasheegayaa in ay ku sii qulqulayaan Mudanayaasha Baarlamanka oo maant...............
|
Wararka Maanta Sabti 26.06.2010 |

Qarax Xoogan ayaa lala beegsaday Xalay Ciidamada Dowlada KMG ah xilli ay ku sugnaayeen Degmada Xamar Jajab Muqdisho................

Doorashada Madaxweynaha Maamulka Somaliland ayaa saaka si rasmi ah uga bilaabatay deegaanada kala duwan ee Dhulka ay maamusho Somaliland................
|
Wararka Maanta Khamiis 24.06.2010 |

Hogaamiyaha Al Shabaab Sheekh Muqtaar C/raxmaan Abuu Subeeyr oo fariin kulul udiray Dhinacyada Kasoo hojeeda iyo Doorashada
Somaaliland........

Dagaaalo Xoogan oo sababay dhimasho iyo dhaawac oo Kadhacay Isgoyska Howlwadaag ee Magaalada Muqdisho.......
|
Wararka Maanta Arbaco 23.06.2010 |

Saraakiisha Dowlada KMG Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay Ku hoolanyihiin sidii ay u qabsan Lahaayeen Gobolka Hiiraan Caasimada
Baladweyn.............

Ahlu sunna Wajamaaca iyo Ciidamada Xisbul Islaam ee ku sugnaa Degmada Xarardheere oo Iskudhac Qarka usaaran............
Ogeeysiis: Ogeeysiis Dhamaan Akhritayaasha Sharafta Leh Waxaanu Ogeeysiineenaa in uu Webka Camaloow.com uu kusocdo dhismo Cusub
|
Wararka Maanta Talaado 22.06.2010 |

War Dag dag Ah: Saraakiishii Hore ee Ururka Xisbul Islaam ee Gobolka Hiiraan oo ku biireen Maamulka Al-shabaab ee Goballkaasi
Hiiraan....................

Ururka Xisbul Islaam oo Kubiiri Rabo Dowlada KMG iyo Dowlada KMG oo shaaca Kaqaaday in ay wada saxiixdeen..............
|
Wararka Maanta Axad 20.06.2010 |
War Hogogaal ah Ayaa waxaa lasheegayaa in ay xiisad colaadeed ay kataagantahay Dagmada Afgoorey Ku waasoo Udhaxeeya Al-shabaab Iyo
Xisbul Islaam...............
|
Wararka Maanta Khamiis 17.06.2010 |

Gudoomiyaha Talada Culumaa'udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca Sheekh Cumar C/qaadir Aadan oo maanta Saxafada kula hadlayayaa wuxuu sheegay in Fashsil........

Madaxweynaha Soomaaliya, Sheekh Shariif Sh, Axmed ayaa ka hadlay war ay qortay New York Times ee sheegay in DFKM ay ciidanka qaranka u qoratay carruur yaryar................
|
Wararka Maanta Arbaco 16.06.2010 |

Kooxdii Xizbul Islaam Gobolka Hiiraan oo laga soo eryay Baladweyn oo Habqankoodii Ugu horeeyay Gaaray Magaalada
Muqdisho..............
Qaar kamid ah Wasiirada Dowladda KMG oo ku baaqday in Shacabka aan laga mamnuucin inay fiirsadaan Ciyaaraha............
|
Wararka Maanta Talaado 15.06.2010 |

Magaalada Baledweyn waxaa lawareegay Ciidamada Al-shabaab iyo Xisbul islaam oo Gabi ahaanba Meesha Laga saaray, inyar oo kamid ahan waxaay kusii wajahanyihiin Xamar, intakalena waxaay ku...........
|
Wararka Maanta Axad 13.06.2010 |

Hablaha Single Mother-ka, ama guur la’aanta nool keebaay klubadanyihiin Wadamada Swedan iyo Ingariiska,? Fikradaada Kadhiiba.............

Ciidamada Ahlusunah Waljamaaca oo Bandow ku soo rogay Degmada Guri-Ceel ee Gobolka Galgaduud oo looga shaki Qabo Alshabaab Ciilqabo In..............
|
Wararka Maanta Jimco 11.06.2010 |
Kooxo hubaysan ayaa Xalay dil u geystay wiil dhalinyara ah gudaha Degmada Xamar Jajab ee Muqdisho.........
Inkabadan 2 Wariye oo lagu dhacay Hotel ay deganaayeen oo ku yaalay magaalada Johanesburg ee dalka Koonfur Africa..............
|
Wararka Maanta Khamiis 10.06.2010 |

Haweeneey jirdil u geysatay Hooyadeed ayaa Meeel Fagaara ah Xukun Tacsiir ah Kurideen Maamulka Alshabaab ee Magaalada Diinsoor Gobolka
Bay.................
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobe Ban- Ki-Moon ayaa shaaca ka qaaday in la badalay Wakiilkii u qaabilsanaa Arimaha Soomaaliya Axmed Walad Abdlle..............
|
Wararka Maanta Arbaro 09.06.2010 |

War Dag Dag ah Ciidamo aad Tirabada Ayaa soo dhaafay Garoonka Ugaas Qaliif ee Magaalada baladweyn iyo Ciidamada Xisbul islaam oo abaabul kawada..................

Dagaal Xoogan oo Ka Dhacay Wadada Dabka oo u Dhaxeeya Ciidamada AL-shabaab iyo
Ahlu sunnah..............
|
Wararka Maanta Talaado 08.06.2010 |

Daafaha Magaalada Baladweyn ayaa laga soo sheegayaa Biyo la'aan darran Qoysaskii dhawaan ka Barakacay
Magaaladaasi.........,.................

Degmada Walaweyn ee Gobolka Shabeelada Hooseayaa Lagawadaa dadaalo Lagudaminayo Colaadi dhawaan Kudhexmartay Maleshiyo Beeleedyo wadadega Deegaanadaasi.........
|
Wararka Maanta Isniin 07.06.2010 |

Xizbul Islaam ee Gobolka Hiiraan ayaa wacad ku Martay in ay ska Difaacayso Weerar Kasta oo kaga Yimaada Shacab Reer Hiiraan iyo KMG.................

Gudoomiyaha Odayaasha Dhaqanka ee Gobolka Hiiraan ayaa Hanjabaad Kulul u Jeediyay Kooxda Xizbul Islaam oo uu ku eedeeyay in ay kawadaan Qas iyo ........................
|
Wararka Maanta Khamiis 03.06.2010 |
 Maxaa Xal u ah Nidaamka Dowladnimo ee Soomaliya
Dastuur Cusub: Guddoomiye Baarlamaan, Madaxweyne iyo Reysulwasaare............
Bye Abdi Xassan Ireland

Waxaanu aad uga xunahay Maqnaasha aanu Kamaqneeyn Hawada, Taasoo aheeyd cilad Xaga farsamada ah. Inshaa Allaah Waxaad Kabogan Doontaan Wararkii aad Inooga Barateen..........
Warar Dag Dag ah Ciidamadda Xizbul Islaam dib u Qabsaday Magaalada Baladweyn Kadib Marii uu kadhacay dagaal kooban gudaha Magaaladaas.....................

 Warar Dag Dag ah, Taangi laga gubay Ciidamada Amisom oo MarayayWadada Nasiib-Buundo ee Magaalada M.....
......+Sawiro....
|
Wararka Maanta Sabti 23.05.2010 |

War Deg-Deg ah: Dagaal Culus ayaa ka qarxay Wadooyinka gala Suuqa Bakaaraha iyo Madaafiic Lagu gacaacaya Suuqa Bakaaraha........................-

Buundadii Liiqliiqato ee Magaalada Baladweyne ayaa go’day iyo Gaari Xamuul ah oo Quusay Biyaha, isusocodkii Magaalada oo saamayn Balaaran ku yeelatay Gobolka Hiiraan.............+Sawiro.
|
Wararka Maanta Axad 22.05.2010 |

Keeydaka Wararkii Hore

|