Ogeeysii Ogeeysii Wadanka Denmark Magaalada Aarhus Suuqa weyb ee loo yaqaano Baazar ayaa waxaa kafurab Dukaan Si aaaaaaaad ah u Qalabeeysan oo aad ka heli kartid Inbadan oo aad Ku raadjoogtay.
Ogeeysii Ogeeysii Wadanka Denmark Magaalada Aarhus Suuqa weyb ee loo yaqaano Baazar ayaa waxaa kafuran Dukaan Si aaaaaaaad ah u Qalabeeysan oo aad ka heli kartid In badan oo aad Ku raadjoogtay.
Alaabtaas oo kala ah sida Duruucaha, Qalabka la isku Qurxiyo, Saliida timaha Jilciso, Cadarado, kitaabo kala duwan sida Kitaabka Wato Qalinka akhriya, iyo inbadan oo kale oo ku raali galin doonto sida aad ka arki doontiid Sawirada Hoose.
Dukaanka Nadashop ee Bazaarka Magaalada Aarhus ee wadanka Denmark wuxuu ugu bishaareeynayaa Macaamiishiisa in ay wax ugu gadan karaan Telefon, iyadoo Laguugu keenaayo Gurigaada meelkaso oo aad ka joogto Denmark (( free posters)), taasi waa Servise uu ugu talagalay Macaamiisha.
Sidoo kale Dukaanka Nadashop wuxuu idiin hayaa roogag (katiifado) Khafiif ah oo Qiimo Jaban ah oo aad Qasaaladaada guriga kuutaalo ku dhaqan kartiid ee ha moogaan ee telefon u dir si deg deg ah.
Dukaanka Nadashop Ma ahan mid intaasi ku Kooban Waxaad ka heli kartaan sida Xawaaladaha Amaana Ex presse iyo Iftin Online oo si deg deg ah laguugu dirahayo lacagtaada weel kasto oo aad dooneeysiid.
Dukaanka Nadashop Waxaad kala Xiriiri kartaa
Abuukar Sheekh Jaliil
Tel: kan
Mobil +45 28307967
Madooneeysaa in aduu xayeesiiyo La xiriir
Camaloow Online
abdimaalik10@hotmail.com
Denmark
mulberry emmy handbag
cheap mulberry purses
leather handbags mulberry
mulberry leopard alexa
handbags and purses
timberland outlet