20 May 2013 04:35:28
Random Media
Random Media
Arbaciinu Nawawi - Cumar Faaruuq



Daawo Tv iyo Webya Caalamiga ah




QISADII XAJAAJ BINU YUSUF

Radio Llinks
Radio Muqdisho 08:00
Radio Muqdisho 14:30
Radio Muqdisho 19:00
Radio Banadir

BBC Somali 07:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
VOA Somali 06:30
VOA Somali 16:00
VOA Somali 20:00
TAFSIIRKA SHEEKH M, MACALIN



HIDAHA & DHAQANKA SOM

SOMALI CHAT ROOMS

DHIIGA MUSLIMKA OO LADAADIYO WAA XAARAAN

DOOD SHIBILE IYO TAKFIIR

Navigation
· QURAAN
· MUXAADAROOYIN
· TAFSIIR SH,C, FAARUUQ
· TAFSIIR SH,M, MACALIN
· AXAADIITH MUHIIM AH
· SU-AALO DIINI AH
· Web Links
Users Online
· Guests Online: 545

· Members Online: 0

· Total Members: 24
· Newest Member: osman diiriye
Webkii Hore Camalaoow Online

DAAWO SIDA AY U EGTAHAY SAFAARADA SOMALIA

WEBS OF HIIRAAN

WAQTIGA SALAADDAHA

MA DAAWADAY CAMALOOW

SOMALI LINKS
aragti.com
Aminarts
Aarannews
Aftahan
Alimuse.com
Allgedo
Allsomali
Allsomalimusic
Bulshada
Baaledweyn.com
BBC Somali
Bulshoweyn
Camaloow.com
Calanka
Cisaleey
Dhacdo
dadkeyga.com
Dalkanews
Diirad
Deeyoo
Djsomali
galgaduudnews
Geesguud
Gendershe.com
Hamarey
Hiiraanpost
Hiiraan
HiiraanNet
Hornafrik
Hubaalnews
Iiroon.com
Jilibweyn
Jowhar
kobciye.com
Maaryaa.net
Markacadeey
Markacadey.Net
Miisaanka.com
Muuqaal
Onkod
Qarandoon
Qaranimo
RadioHargeysa
Saafifilms
Shaaciye
Shabelle.net
Somalifans.com
Somalilinks
Somalimarket
Somalivip
Somaliweyn
SomaliYouth
Soomaalinews
Ufurow
Waamonline
Wardheernews
Wariye
WidhWidh
Xamarcade
Xamardaye
Xamarnews
Xoghoose
Xog-waran
Xoghaye
Xogta
Random Media
SU-AALO DIINI AH SIIRADA U BADAN
Su_aalo iyo Jawaabo Diini ah

1) Waxaad sheegtaan Dufeey ibnu caamir al-doowsi qofkii ugu horeeyay oo ku soo muslimay gacantiisa markii uu ugu yeeray islaamka???
Jawaab- Aabihii Caamir al_doows.


1) Waxaad sheegtaan Dufeey ibnu caamir al-doowsi qofkii ugu horeeyay oo ku soo muslimay gacantiisa markii uu ugu yeeray islaamka???
Jawaab- Aabihii Caamir al_doows.



2) Waxaad sheegtaan Qu_aanka imsaa suuradood ayay kabilaawdaan magacyada xayawaanada sida (al-namli, qraanjada)?

Jawaab- Suuradaha Qur'aanka ku jira ee magac Xayawaan ka billowdaa waa kuwan:

1- Al-Baqara (Saca)

2- An-Naxal (Shinnida)

4- An-Namal (Quraanjada)

5- Al-Cankabuut (Caarada)

6- Al-Fiil (Maroodiga).



3) Waxaad sheegtaa Nabigee lagasoo saaray wadan Afrikaan ah,wadanka iyo magaca nabiga scw?
Jawaab- waa NAbi Muuse waxana laga soo saaray Masar.



4) Waxaad sheegtaan Nabi Muxamed SCW markuu u hijrooday Madiina ninkii girigiisa uu ku dagay? dagaanaa ilaa mudo inta laga dhisaayay masjidkunabawi ?
Jawaab- Hijradii Nabiga (SCW) ee Madiina wuxuu Nabigu (SCW) ku degay guriga Abuu-Ayuub (Khaalid ibnu Zayd) Al-Ansaari oo ahaa reer Banii Najjaar .



5) Waxaad sheegtaan Saxaabigii loo diray in uu burburiyo Sanamkii Manaat?

Jawaab- Wuxuu u diray 20 nin oo fardoolay ah oo uu madax u yahay Sacad ibnu Zayd Al-Ashhali.



6) - Saxaabigee ayuu ahaa Saxaabigii yiraahday god haa laqodo, dagaalkii Axzaab??
Jawaab- waa SALMAAN AL/FAARISI

7) Waxaad sheegtaan (Qaala famaa khadbukum ayuhal mursaluuna) imsaa quraanka kujirta???

Jawaab- waa 2 Surat Alxijri & Al-dariyad.

8) Waxaad sheegtaan Ninkeebuu ahaa ninkii kasoo tagay Maka in uu dilo Nabiga SCW?? keebuu ahaa kii kafaalad qaaday Caruurtiisa iyo deeytii lagu lahaa in uu ka bixiyo?? Markii ay tashanayeena xageey joogeen??
Jawaab- Ninkii u baxay inuu Nebiga soo dilo wuxuu ahaa CUMEYR BINU WAHAB, oo wiilkiisii oo dagaalkii Bedel lagu qafaashay iskana dhigaayey ninwiilkiisa soo soofuranaayo. Ninkii kafaalo qaaday Caruurtiisa,deyntiina lagu lahaana yiri anaa bixinaa waa SAFWAAN BINU UMAYAH. Go'aankaasna waxay ku qaateen iyagoo ku jira Kacbada.

9) Wxaad sheegtaan Haweeneeydii calaajisay Beerkii Xamza binu Abdulmudhalib ???
Jawaab- HINDA BINTU CUTBAH

10) Waxaad sheegtaan Maryama bintu Cimraana hooyadeed magaceeda? iyo markii Alle ay
baryeysay waxa ay ku ta athurtay???(ta athur)raadreeb ama ay ku qiirootay?????
Jawaab- Maryama Bintu Cimaran hooyadeed waa XANNAH BINTU FAAQUUD, waxayna ku qiirootay (ta'athurtay) iyadoo aragtay shimbir caruurteeda cunto siineysa, markaaseey jecleeysatay iney caruur hesho, Allena (SW) weydiisatay inuu Oowlaad siiyo waana ka aqbalay wuxuu siiyay MARYAMA BINTU CIMRAAN oo Nebi CIISE hooyadiis ahayd.

11) Waxaad sheegtaan Saciid binu Caamir aljumaxi Ninkii uu arkaayay isagoo ay dilayaan kufaaru qureesh Magaalada Maka, xiligaana uu ahaa isagana mushrik?.
Jawaab- khubayb ibnu Cadiy.

12) Waxaad sheegtaan Aayada uguyar Qu_aanka Kariimka?
Jawaab- thuma Nadara.


13) Waxaad sheegtaan Digaalkii uu ku geeriyooday C/laahi Binu Rawaaxaa?
Jawaab- dagaalkii Mu'ta.


14) Waxaad sheegtaan Qaalataa imsaa Qur_aanka kujirta? iyadoo uu alifka kutaaganyahay?
Jawaab- 2 jeer. (Qaalataa ataynaa dhaa'iciina). (Qaalataa laa nasqii xattaa yasdura-Rucaa'u). Wal-Laahu aclam. Fusilat iyo Qasas



15) Waxaad sheegtaan Gabyaagii Rasuulka SCW??
Jawaab- Xassaan ibnu Thaabit.

16) Waxaad sheegtaan Magaalada Maka Saxaabadu markaay gaareen 30 qofood qiyaastii gurigee baa laku dukanijiray Salaada si qarsooni ah? Sheeg Saxaabigaas magaciis?.
Jawaab-AL-ARQAM IBNU ABIL-ARQAM.


17) Waxaad sheegtaan ikhwaanii, Saxabigii jaliilka ahaa oo abuu Bakar iyo Nabiga SCW ku yiraahdeen Caano inoo lis? kadibna Saxaabigaas wuxuu weeydiista in uu baro waxa ay kusameeyeen Ceesaatu???
Jawaab- Cabdulaahi Binu Mascuud


18) Balqiisa bintu mujaaxid yaa ugeeyay warqadii loo diray ? yaana soo arkay in ay yihii mushrikiin?.
Jawaab- Shinbirka layiraahdo HUD-HUD


19) Waxaad sheegtaan Asaxaabul Kahfi imsaa ayay kujireen godka??
jawaab- 309 SANO.


20) Waxaad sheegtaa Masjidkii ugu horeeyay uu dhisay Nabi muxamed SCW ?
Jawaab-MASJIDU QUBAA.



1) Waxaad sheegtaan Dufeey ibnu caamir al-doowsi qofkii ugu horeeyay oo ku soo muslimay gacantiisa markii uu ugu yeeray islaamka???
Jawaab- Aabihii Caamir al_doows.



2) Waxaad sheegtaan Qu_aanka imsaa suuradood ayay kabilaawdaan magacyada xayawaanada sida (al-namli, qraanjada)?

Jawaab- Suuradaha Qur'aanka ku jira ee magac Xayawaan ka billowdaa waa kuwan:

1- Al-Baqara (Saca)

2- An-Naxal (Shinnida)

4- An-Namal (Quraanjada)

5- Al-Cankabuut (Caarada)

6- Al-Fiil (Maroodiga).





3) Waxaad sheegtaa Nabigee lagasoo saaray wadan Afrikaan ah,wadanka iyo magaca nabiga scw?
Jawaab- waa NAbi Muuse waxana laga soo saaray Masar.



4) Waxaad sheegtaan Nabi Muxamed SCW markuu u hijrooday Madiina ninkii girigiisa uu ku dagay? dagaanaa ilaa mudo inta laga dhisaayay masjidkunabawi ?
Jawaab- Hijradii Nabiga (SCW) ee Madiina wuxuu Nabigu (SCW) ku degay guriga Abuu-Ayuub (Khaalid ibnu Zayd) Al-Ansaari oo ahaa reer Banii Najjaar .



5) Waxaad sheegtaan Saxaabigii loo diray in uu burburiyo Sanamkii Manaat?

Jawaab- Wuxuu u diray 20 nin oo fardoolay ah oo uu madax u yahay Sacad ibnu Zayd Al-Ashhali.



6) - Saxaabigee ayuu ahaa Saxaabigii yiraahday god haa laqodo, dagaalkii Axzaab??
Jawaab- waa SALMAAN AL/FAARISI

7) Waxaad sheegtaan (Qaala famaa khadbukum ayuhal mursaluuna) imsaa quraanka kujirta???

Jawaab- waa 2 Surat Alxijri & Al-dariyad.

8) Waxaad sheegtaan Ninkeebuu ahaa ninkii kasoo tagay Maka in uu dilo Nabiga SCW?? keebuu ahaa kii kafaalad qaaday Caruurtiisa iyo deeytii lagu lahaa in uu ka bixiyo?? Markii ay tashanayeena xageey joogeen??
Jawaab- Ninkii u baxay inuu Nebiga soo dilo wuxuu ahaa CUMEYR BINU WAHAB, oo wiilkiisii oo dagaalkii Bedel lagu qafaashay iskana dhigaayey ninwiilkiisa soo soofuranaayo. Ninkii kafaalo qaaday Caruurtiisa,deyntiina lagu lahaana yiri anaa bixinaa waa SAFWAAN BINU UMAYAH. Go'aankaasna waxay ku qaateen iyagoo ku jira Kacbada.

9) Wxaad sheegtaan Haweeneeydii calaajisay Beerkii Xamza binu Abdulmudhalib ???
Jawaab- HINDA BINTU CUTBAH

10) Waxaad sheegtaan Maryama bintu Cimraana hooyadeed magaceeda? iyo markii Alle ay
baryeysay waxa ay ku ta athurtay???(ta athur)raadreeb ama ay ku qiirootay?????
Jawaab- Maryama Bintu Cimaran hooyadeed waa XANNAH BINTU FAAQUUD, waxayna ku qiirootay (ta'athurtay) iyadoo aragtay shimbir caruurteeda cunto siineysa, markaaseey jecleeysatay iney caruur hesho, Allena (SW) weydiisatay inuu Oowlaad siiyo waana ka aqbalay wuxuu siiyay MARYAMA BINTU CIMRAAN oo Nebi CIISE hooyadiis ahayd.

11) Waxaad sheegtaan Saciid binu Caamir aljumaxi Ninkii uu arkaayay isagoo ay dilayaan kufaaru qureesh Magaalada Maka, xiligaana uu ahaa isagana mushrik?.
Jawaab- khubayb ibnu Cadiy.

12) Waxaad sheegtaan Aayada uguyar Qu_aanka Kariimka?
Jawaab- thuma Nadara.


13) Waxaad sheegtaan Digaalkii uu ku geeriyooday C/laahi Binu Rawaaxaa?
Jawaab- dagaalkii Mu'ta.


14) Waxaad sheegtaan Qaalataa imsaa Qur_aanka kujirta? iyadoo uu alifka kutaaganyahay?
Jawaab- 2 jeer. (Qaalataa ataynaa dhaa'iciina). (Qaalataa laa nasqii xattaa yasdura-Rucaa'u). Wal-Laahu aclam. Fusilat iyo Qasas



15) Waxaad sheegtaan Gabyaagii Rasuulka SCW??
Jawaab- Xassaan ibnu Thaabit.

16) Waxaad sheegtaan Magaalada Maka Saxaabadu markaay gaareen 30 qofood qiyaastii gurigee baa laku dukanijiray Salaada si qarsooni ah? Sheeg Saxaabigaas magaciis?.
Jawaab-AL-ARQAM IBNU ABIL-ARQAM.


17) Waxaad sheegtaan ikhwaanii, Saxabigii jaliilka ahaa oo abuu Bakar iyo Nabiga SCW ku yiraahdeen Caano inoo lis? kadibna Saxaabigaas wuxuu weeydiista in uu baro waxa ay kusameeyeen Ceesaatu???
Jawaab- Cabdulaahi Binu Mascuud


18) Balqiisa bintu mujaaxid yaa ugeeyay warqadii loo diray ? yaana soo arkay in ay yihii mushrikiin?.
Jawaab- Shinbirka layiraahdo HUD-HUD


19) Waxaad sheegtaan Asaxaabul Kahfi imsaa ayay kujireen godka??
jawaab- 309 SANO.


20) Waxaad sheegtaa Masjidkii ugu horeeyay uu dhisay Nabi muxamed SCW ?
Jawaab-MASJIDU QUBAA.

21) Waxaad sheegtaa Awalu Rasuul keebuu ahaa??
Jawaab:: Nuux CSW.


22) Kalimada ama magaca Muxamed imsaa ku jirta Qu_aanka ??
Jawaab: 4 jeer qur aanka
1,Faxi, Aayada 29-aad kafiiri
2,muxamed, Aayada 2-aad kafiiri
3,al-Cimraan, Aayada 144-aad kafiiri
4,Al-Axjaab, Aayada 40-aad kafiiri


23) Waxaad sheegtaa Muhaajiriintii u hijrootay Magaalada Madiina Qofkii ugu horeeyay oo galay keebuu ahaa?
Jawaab: Abuu Salama oo looyiqiinay Ibnu Cabdi Asad.


24) Waxaad sheegtaa suurada qu-aanka kamidka ah oonan lagu arag xarafka miim ( m ) ? markii laga reebo Bisimka.
Jawaab: Waa suuratul Koothar ama inaa acdheenaa.


25) Waxaad sheegtaan Suurada iyo Aayada aykujirta haweeneeyda lagu Xusay Quraanka kariimka ah looguna magacdaray imra-atu kharqaa ama awil kharqaa?
Jawaab:waxaay kujirtaa Suurada Al-naxli Aayada 91 ee halkaa kafiiriya


26) Magaca Al_imaam Al-shaafici?
Jawaab: Maxamed Ibnu Idriis ibnu Cabaas ibnu Cothmaan (Abuu Cabdulaahi) (QAZA) ayuu ku dhashay asagoo laba jir ah ayuu MAKA yimiday (raximahulaa)


27) Adkaarta la aqriyo marka laga soo baxo musqusha ?
jawab: qufraanaka;

28) Ninkii uu u baxshay Nabiga (SCW) Seeyfulaahil masluul ?
jawaab: Khaalid Ibnu Waliid, 'markii laga soo laabtay Qaswatul Mu'taa laguna soo guuleeysatay ayaa magacaas loo bixiyay;'

29) Imasa suuradoo ayaa ku bilwda xarafka (Qaf)???
Jawaab; waa 6 suurat 'sida aan aniga u fahmay'
1 Suuratu ' Qaaf wal qur.aanil majiid'
2 Suuratul Mujadalah'Qadsamicalaahu qowlal latii:
3 Suuratul Jini ' Qul uuxiya ilaya''
4 Ikhlaas ' Quhuwalaahu Axad'
5 suuratl Falaq : Qul acuuthu birabil Falaq'
6 Suuratun Naas' Qul acuuthu birabinnaas'
7 suuratul Muminuun'Qad aflax muminuuna'
8 suuratul Kaafiruun' Qulyaa ayuhal kaafiruun'

30) Waxaad sheegtaa macaga wiilkii ku hooyada ahaa nabiyullaahi Yuusuf (CS)?
Jawaan:Binyaamiinbinu Yacquub

31) Keebuu ahaa kii sheegtay Nabinimo baadhilka aheeydxiligii Nabi Muxamed SCW uu noolaa?magacii uu u bixiyay??
Jawaab; Museeylamatul kadaab.


32) Waxaad sheegtaan Afar aanan ladhalin oo qur-aanka ku jirta oo nafleey ah???hadii aan idiin bayaaniyo 2 bina aadam,, 2 xayawaan??
Jawabta;
1, Adam
2, Xaawo
3, Hasiishii nabi saalix
4, Wankii Nabi Ibraahim


33) Waxaad sheegtaan Ninkii dilay Xamsa bini Adbulmudhalib oo nabiga adeerkiis ahaa ???
Jawaab: Waxshi


34) Waxaad sheegataan Beertii loo yaqiinay Xariiqatul- moowt, Saxaabigii yiraaxday haa liigutuura Aniga ayaa idin furaaye?
Jawaab: Baraa Binbu maalik (Rxh) waa saxaabigii minjiniiqa lagu tuuray albaabkiina furay.

35) Waxaad sheegtaan Saxaabigii jaliilka ahaa oo taladiisa lgu laayay
yahuudii daganeed Madiina Reer Banu Qureeydha ??? Saxaabigaas digaalkee buu ku dhaawacmay?? ?
Jawaab: Sacad inbnu Mucaadah, digaalka uu ku dhaawacway ((digaalkii Axzaab/ Khandaq))

36) Waxaad sheegtaan Aayad qura-aanka kujirata oo wax dhibic ah aan laheeyn? ( sida Shiin ama Ba')
Jawaab: 1, Wawaalidin wamaawalada. (Balad)
2, Alaahu alsamadu (Ikhlaas)


37) Waxaad sheegtaan Abuu dar Al-qafaari
magaciisa ??
Jawaab:Jundab binu Junaada al-qafaariyi


38) Imsaa kujirta qur-aanka kalimada Barzakh??? ama Barzakhan oo alif kutaagan?

Jawaab: 1, Suuratul Al-Raxmaan
2, Suuratul Al-Mu'minuun
3, Suuratul Al-Furqaan


39) Waxaad sheegtaan Furashadii Maka CIKrima Abii Jahal xageebuu u cararay?? yaa u weydiiyay in lacafiyo Cikrima ???
Jawaab: Wuxuu ucararay dhinaca yemen iyo ithoobiya Xaaskiisa ayaa nabiga (SCW) u tagtay oo la oranjiray (umu xakiim bintul xaarith)


40) Waxaad shegtaan khadhiibkii Rasuul SCW???
Jawaab: thaabit binu qeeys binu shamaasi Al ansaariyi. (Al-khazrajiyi)


41) Keebuu ahaa kii rabay in uu Dilo Nabiga SCW, Una soo qaatay dhagax iyadoo Qureesh ay wada fiiranayaan Magaalada maka gudaheeda, Nabiga SCW xiligaasna uu salaad kujiray Ilaahna kabadbaadiyay???
Jawaab: Abuu-Jahal


42) Magaalada Dhaa-if markuu aaday Nabiga SCW, kadib ay kusoo dhagaxeeyeen Saxaabigii lasocday magaciis?.
Jawaab: Zayd ibnu Xaaritha


43) Waxaad sheegtaa ninkii Malaa-igta ay dhaqday digaalkii Uxud?.
Jwaab: Xandhala ibnu Abii-Caamir


44) Waxaad sheegtaa Nabi Nuux Wiikiisii ku kharaqmay (ku dhintay Biyihii;) ALLE uu yiraahda kamid ma aha Qoonkaada, sheeg magaciisa? .
Jwaab: Kancaan ibnu Nuux


45) Waxaad sheegtaan (4) afar kamid ah magaca GEELA oo lagu sheegay quraanka??
Jawaab:Naaqa, Al-shucaraa 155
Jamal , Al-acraaf 40
Baciir , yuusuf 62,72
Ibil , al-ancaam 144

46) Waxaad sheegtaan Magacyada 2 (Labo) Haween oo Wada nuujiyay NABIGA SCW iyo XAMZA binu Abdulmudhalib??.
Jawaab: Waa Thuweybah, oo aheed Moolaa Abii Lahab iyo Xaliima Ibnu Abii duweeybtaa.

47) Waxaad sheegtaan Haweenaydii Nabiga SCW kutiraahday waan kula dhashay (xaga nuugmada) inta aanan laqeeybsan Qaniimadii Digaalkii Xuneeyn Ama Dhaa-if ????
Jawaab:Shaymaa bintul-Xaarith ibnu Cabdil-Cuza (Abuu-Kabsha) .


48) Thumaama ibnu aathar xagee lagu xiray xiligii lasoo qabtay??
Jawaab:Thumaama ibnu Athal Al-Xanafi waxaa lagu xiray tiir kamid ah tiirarka masjidka Nabiga (SCW).


49) Waxaad sheegtaa Inta magac oo loo yaqaano Duulaankii (Badarkii Labaad ) ??

Jawaab: Badarul Moocid/ Badarul suqraa/ Badaru al-thaanii/ Badaru-al-ukhraa.


50) Waxaad sheegtaan Yaa kasoo waday Cabdulmudhalib Magaalada Madiino xiligii uu yaraa???? yaaynan kaa hoosbixin su-aashan!!!
Jawaab:Waxa Madiina iyo reer abtigiis Banii-Najaar kasoo waday Adeerkiis Mudhalib ibnu Cabdi-Manaaf

51) Munaafiqii weeynaa Kacab Ibnu Ashraf Labadii lasoo balantay, Balantaas oo la doonaayay in lagu dilo. NBIGA SCW ayaana ka dalbaday in lasoodilo. inta loodiray way badnaayeen ee Labada lasoogashay mucaahado ama balanta sheeg magacyadooda?.

Jawaab: Raggii uu Nabigu (SCW) u diray inay Kacab ibnu Ashraf soo dilaan waxa kamid ahaa oo si gaar ah ugu tegay: Maxamed ibnu Maslama iyo Abuu-Naa'ila (Silkaan ibnu Salaama).

52) Waxaad sheegtaan Rumaaniyiinta Ninkii ay dileen oo Risaalada loogu dhiibay magaciisa?. Taasoo kaliftay in lagu duulo?? Digaalkii MU'TA.

JAwaab: Xaarith ibnu Cumayr Al-Azdi oo waqrwad u siday Qaysarkii Roomaanka waxa intuu xirxiray qoorta ka gooyay nin la oran jiray Shuraxbiil ibnu Camr Al-Ghassaani oo Qaysarka wakiil uga ahaa meesha la yiraa Balqaa oo Shaam ka tirsan.

53) Safwaan ibnu Umayi oo kawareejiyay farakii Qureesh dhinaca Riyaadh ayna rabeen in ay kagalaan Safarkoodu dhinacaas Shaam, Waxaa sheegtaan Saxaabigii hogaaminaayay Cidankii Muslimiinta??? kaasoo soo furtay safaradii.

Jawaab: Ilaaladii soo qabatay safarkii Safwaan ibnu Umaya waxa hoggaaminayay: Zayd ibnul-Xaarith.




54) Waxaad sheegtaan Aayada Quraanka kujirta uu kuduceeystay NABI MUUSE CSW Markuu Kacararay Fircoon ??.

Jawaab: Aayaddu waa (Qaala Rabbi najinii minla-Qoowmid-Dhaalimiin). (Al-Qasas:20 iyo 21.


55) Waxaad sheegtaan Sababu nuzuulka (Afara eeyta ladii Tawalaa) Al-najmi 32 Ninka ay kusoo dagtay ??.

Jawaab: Waxay kusoo degtay Al-Waliid ibnul-Mughiira.





56) Waxaad sheegtaan Digaalkii Uxud Saxaabigii uhorbilaabay Mubaarazada?

Jawaab1: Zubayr ibnul-Cawwaam (Xawaarigii Rasuulka (SCW)

ahaana ina Safiya bintu Cabdil-Mudhalib Suubbanaha eeddadiis.

57) Waxaad sheegtaan Afarta Khulafaa u raashidiin?

JAwaab: 1- Cabdullaahi (Abuubakr) ibnu Abii-Quxaafa (Cabdullaahi). 2- Cumar (Abuu-Xafs) ibnul-Khadhaab. 3- Cusmaan (Dul-Nuurayn) ibnu Caffaan 4- Cali (Abul-Xasan ama Abuu Turaab) ibnu Abii-Dhaalib.


58) Waxaad sheegtaan Kaanataa oo Alifka kutaagan Imsaa kujirta qur-aanka ? !!! xasuuso su-aashii hore waxaay aheed Qaalataa!!!.

JAwaab: -Kaanataa ratqan fafataqnaahumaa Al-Naba aayada 30
2- kaanataa taxta cabdeeyni. Suurada taxriim aayada 10


59) Waxaad sheegtaan Xarfaha iskuxiran oo ugubadan Qur-aanka? Tusaale>> (Lacalakum)waa 5 xaraf. (Xamii)waa 2 xaraf.

Jawaab: Waxaa ugubadan 10 xaraf iskuxiran ( Layastakhlifanahum) suurada Nuur Aayada 55


60) Waxaa sheegtaan Saxaabiga kaligii lagusheegay Quraanka magaciisa ?? iyo Qofka aanan dhalin oo loogu magacdari jiray???.


JAwaab: Zayd ibnul-Xaarith. Waxana lagu magacaabi jiray Zayd ibnu Muxammad (SCW).

61) Meeymuuna Bintu xaarith Zoowjatu RSC, Markii uu guursanaayay wuxuu udiray......................>>>>

61) Meeymuuna Bintu xaarith Zoowjatu RSC, Markii uu guursanaayay wuxuu udiray Jacfar Binu Abiidhaalib oo uu yiraahday ii la soo hadal in aan guursado ayaa rabaa . Waxaad sheegtaan Meymuuna markii ay ogalaatay Nabiga SCW Qofkii ay wakiilatay ooy tiraahday masuul ayuu iga yahaay???

Jawaab: Cabbaas ibnu Cabdil-Mudhalib Nabiga (SCW) adeerkiis oo qabay walaasheed Ummu-Fadli.


62) Safiya binu xuyayi Zoowjatu RSC. Markuu guursaday wuxuu ku arkay nabar ama midib kaga yeelay Wajiga, Wuuna weeydiiyay kadib way usheegtay, Ee sheeg jawaabtii ay kabixisay?????

Jawaab: Rasuulkii Alloow intaadan noo imaan waxaan ku riyooday dayaxa oo intuu meeshiisii kasoo go'ay dhabtayda kusoo dhacay, anigoo Ilaah baan ku dhaartaye arrinkaaga (Nabinimadaada) waxba ka ogayn. Waxaan markaas uga sheekeeyay ninkaygii (Kinaana binul-Rabiic bin Abil-Xuqayq oo Yahuudi ahaa). Markaas intuu wejiga iga dharbaaxay ayuu igu yiri: Wallaahi wax kale maahee waxaad jeclaan lahayd in boqorkaas Yathrib (Madiina) joogaa in uu ninkaada noqdo).


63) Waxaad sheegtaan Safiirkii ugu horeeyay Cusmaan Binu Cafaan inta aan loodirin Magaalada Maka. Waxaa diiday nin saxaabi ah oo ka cudur daartay oo yiraahday Yaa Rasuululaah aniga Magaalada Maka Ehel iimajoogan ee u dir Cusman binu Cafaan keebuu ahaa Saxaabigaas???.

Jawaab: Cumar ibnul-Khadhaab (RC).


64) Waxaad sheegtaan Aayada 118 Suuratu Al- Towba, Sadaxda Saxaabi ay ku soo degtay magacyadooda???

Jawaab: Waa raggii ka dib dhacay duullaankii Tabuuk, waxayna kala ahaayeen: Kacab ibnu Maalik, Muraara ibnu Rabiica iyo Hilaal ibnu Umaya (RC).


65) Waxaad sheegtaan Aayada qur-aanka ugu dheer ? Suurada ay kujirta?

Jawaab5: Waa Aayadda Yaa ayyuhal-Ladiina aamanuu idaa tadaayantum bidaynin Ilaa Ajalin Musamman faktubuuh. Suurat Al-Baqara Aayadda: 282.


66) Waxaad sheegtaan Hashii Nabiga SCW oo aheeyd Qaswaa markii ay kiciweeyday in aay usocoto dhinaca Maka, ooy yiraahdeen Saxaabada hashii Nabiga way kici weyday (way tugsatay) oo way daashay, Muxuu ugu jawaabay?.

Jawaab: (Ma ay tugsan dabeecaddeedna ma aha ee waxaa xabbisay wixii Maroodiga (Maroodigii Abraha) xabbisay).



67) Saxaabigii Sadax jeer kula baayactamay Geeri Beeycatu Ridwaan keebuu ahaa?

Jawaab: Salama ibnul Akwac ayaa kamid ahaa raggii geeri kula baayactamay Rasuulka (SCW) markii Cismaan ibnu Cafaan (RC) oo Makka loo diray uu soo laaban waayay oo waa ladilay suuqa la geliyay.



68) Waxaad sheegtaan Imsaa Caruur ayuu dhalay NABIGA SCW ?.

Jawaab: 1- Qaasim. 2- Zaynab. 3- Ruqiya. 4- Ummu-Kaltuum. 5- Faadumo. 6- Cabdullaahi. 7- Ibraahim. Lixda hore waxa dhashay Ummul-Mu'miniin Khadiija (Ummu Hinda) bintu Khuwaylid bin asad bin Cabdul-Cuza bin Qusay ibnu Kilaab (RC). Ibraahim isaga waxa dhashay Maariya Al-Qibdhiya (RC).


69) Waxaad sheegtaan Suurada Kasheekeeyneeyso wixii kudhacay Reer Banu Nadiir?? Yahuudii daganeed madiina.

Jawaab: Suuradda Suuratul-Xashri.

70) Waxaad sheegtaan Kalimad Quraanka kamid ah oo Suurad ku dhamaato Suuradna kabilaabato??? ((tusaalo ahaan, kalimad iswadato sida suuratul Ikhlaas ay ugu dhamaato (Axadun)).

Jawaab 1-aad: Al-Xamdu lil-Laahi Rabbil-Caalamiina. Waxa ku dhamaata suuradda Al-Zumar (39), waxana ka billaabata Suuradda Al-Faatixa (1).
Jawaabta 2-aad, Fajri ama walfajri >> waxaay kabilaabataa suurada al-fajri. Waxayna ku dhamaataa Suuratu Al-qadri, oo ah Xataa madhlacil fajri.

71) - Rasuulka SCW Wuxuu lahaa Shaabad ama Stanbo taasoo markuu
Doonayo in uu Warqad udiro Boqadagii sida Boqorkii Najaash oo kale wuxuu warqada ayuu ku dhufani jiray Shaabad, Ee waxaad sheegtaa Stambadaa wixii ku qornaa iyo sida ay u qornaayeen??
J) - Waxaa ku qornaa Muxammadu Rasuul-allaah (Rasuulullaah), wayna is korsaarneyd oo waxay u qorneyd sidan:- waxaa u koreeyay Allah waxaa xigay Rasuul waxaana ugu dambeeyay Muxammed.


72) Boqorkii Muqowqas wuxuu u soodiray Rasuulka SCW 2 Haween (Gabdhood) Hadiyo ah. Nabiga SCW mid kamid ah wuu guursaday oo Waa Maariya, ee waxaad sheegtaa Saxaabiga lasiiyay Gabdhii kale??
J) Waxaa la siiyay saxaabigii Xassaan bnu thaabit.


73) Waxaad sheegtaan Haweeneeydii ama gabadhii u horeeysay oo rumeeyso RASUULKA SCW??
J)- Waa Khadiijo bintu khuweylad.

74) Waxaa sheegtaan (3) Sadax Suuradood oo xarafka KAAF aan kujirin???
J)- Waa suuratul-alcasr
' suurad qureysh
' suuratul-alfalaq

75) Waxaad sheegtaan Suuratul-AlKahfi Imsaa Qiso ayaa ku soo ayoortay??? !!!! waa Qiso dhameeystiran lasocodo.
J)- Waa afar (4) qiso waxeyna kala yihiin:-
1)- Qisadii asxaabul-alkahf
2)- Qisadii 2da nin ee muslim & mushrik kala ahaa, Oo kan mushrika ahaa wuxuu ugufaanay bertiisa kii kale.
3)- Qisadii Nebi Muuse (CS) iyo Qadir.
4)- Qisadii dul qarneyn.




76) Waxaan ogsoonahay in Salaada loo soo dhiibay Nabiga SCW Markii la dheelmiyay uuna Gaaray Sidratul Muntaha, Ee Xageebuu joogay NBIGA SCW Magaaladee? Goortay soo dageen Axkaanta inteeda kale ??
77)- Axkaamta inteeda kale waxay soo degeen intii uu Nebigu (NNKH) uu joogay magaaladda Madiina.


78) Waxaad sheegtaan 3 Waqti (ama maalmo ah,) oo Lareebay in lasoomo???

J) 1-maalinta ciidul-atxaa
2-maalinta ciidul fidr ah.
3-maalmaha Sabtiga iyo Jimcada, Hadii aaynan taxana aheen?


79) Waxaad sheegtaan 8 kamid ah waxyaalaha buriyo Soonka ???
J)- Waxaa kamid ah:-
J3.1)- Cunitaanka. (J3.2)- Cabitaanka. (J3.3)- Jamaaca. (J3.4)- Ridoobid. (J3.5)- Xaydhka. (J3.6)- Nifaaska. (J3.7)- Kas leysku matajiyo. (J3.8)- Waalida. iyo Cirbid la-isku mudo taa soo siisa nafaqo jirkaada.


80) Waxaad sheegtaan Magaalada MAKKA inta Magac oo loo yaqaano??
J)- Waxaa loo yaqaanaa:- Makkah, Bedul-alamiin, Umul al-quraa, Bakkah, Bedul-alxaraam. iyo Balad.


81) Qofkii Hurdo kasoo toosa aroortii isagoo Janaabo Qabo Ma Soomikaraa? oo Soonkiisii masii wadani karaa???
J)- Haa Qofkaasi waa sii wadan karaa soonkiisa.



82) Waxaad sheegtaan Malakul-Aljibriil Bisheebuu u imaani jiray NABIGA SCW oo uu qur-aanka u meerini jira isagoo ladhameeynaayo Qu-aanka oo dhan ????

J) Bisha soonka ah


83) Abuu_Bakar Al-Sidiiq goormay loobixiyay Naaneeystaas ama Kunyadaas ah al-Sidiiq?? Yaana u bixiyay???
J) Makii loo sheegay Nabiga scw in la dheelmiyay kadibna uu yiraahday waa runtiis. NABIGA SCW ayaa u bixiyay.

84) Afarta Imaamul madhab, Mid kamid ah ayaa isagoo yar oo Cilma Barasho kujira ayuu wuxuu ku qaldami jiray Mas-alo Fiqi ah , wuxuu maqli jiray in ay janaabadu Qusli waa jibiso, Kadib Markastoo Calooshiisa Qululuc tiraahdaba wuu qabeeysani jiray. Ee kee buu ahaa ????
J) Wuxuu ahaa Imaamu Al-Nabawi


85) Waxaad sheegtaan Soonka Sunaha ah keebaa ugu ajirbadan ?
J)Waa Soonka Maalinta Yoomul Carafa.



86) Imsaa kujirta Qu-aanka YAA AYUHANAASU ??
J) Waa 20 ,
Albaqara- 2, 168 Al-Nisa- 1, 170, 174 Acraaf-158
Yuunis- 23, 57, 104, 108 Al-xaj-1, 5, 49, 73 L-Namli-16
Luqmaan- 33 Faadir- 3, 5, 15, Al-xujuraat- 13


87) NABIGA SCW, 2 Goor ayuu kuyiraahday Abuu-Bakar Al-Sidiiq (( LAA TAXZAN )) Ee waxaad sheegtaan labadaas dhacdo goortii ay dhaceen????
J) Waa markii ay galeen godka ooy Kufaaru Qureesh ay soo dul istaageen oo uu yiraahday Abuu Bakar Yaa rasuulalaah hadii ay fiiriyaan Lugahooda hoostooda way na arkayaan markaasuu yiraahday NABIGA SCW LAATAXZAN INALAAHA MACANAA
2, waa markii uu kadabatagay Suraaqa Binu Maalik isagoo doonaya in uu soo qabto NABIGA SCW iyo Saaxibkiis Abuu Bakar Markii uu ku soo dhawaaday oo uu maqlay Suraaqa akhriska uu akhrinaayo NABIGA SCW ayuu Abuu Bakar ku yiri Yaa rasuulalaah waa uu nasoogaaray, markaasuu ku yiri (Laataxzan Inalaaha Macanaa)


88) Qur-aanka Imsaa Suuradood ayaa ka bilaabato (Alxamdulilaah) ??
J) waa 5 faatixa/Ancaam/Kaahf/Faadhir/Saba.


89) Beecatul Caqabati-uulaa Balanatii Labaad, Makii ay lagaleen NABIGA SCW Reer madiina Ansaar. Keebuu ahaa Ninkii laga qabsaday iyagoo u sii socdo Magaaladoodii madiina??? Waxaana ka qabsaday Kufaaru Qureesh oo kadaba tagtay.
J) wuxuu ahaa Sacad Ibnu Cubaada.

90) Su-aal kusaabsan Soonka Qofkii sameeyo Galmo Maalin Soon Ah waxaa laga Rabaa Kafaaragu ee waxaad sheegtaa Kafaaragudka laga
rabo ????
J) Wuu danbaabay Qfkaas oo waxaa laga doonayaa in uu Kafaaragud sameeyo, waa sidan kafaaragudka
1, Adoon lahureeyo.
2, Laba bilood oo xiriir ah in uu soomo.
3, In uu quudiyo 60 Miskiin .

Inta hoose ee Jaalaha ah waa Qeeyb cusub oo aan soo galiyay 23-01-2013

91- waxaad sheegtaan Sanadkii ugu danbeeyay oo laga xarimar gaalada in ay u soo xajiyaan Xaramka ? Sanadkaas yaa soo xajisiiyay saxaabada oo madax u ahaa??

Jawaab>>> Abuu-Bakar Al-Sadiiq RC , Waana sanadkii 9aad ee Hijriyada.

92, waxaad sheegtaan aayada 122 Suurada aalu cimraa , oo ah ( ITH-HAMA DHAA_IFATAAN ), Labada Qolo oo ay kusoo dagtay magacyadooda sheeg??? iyo digaalkii ay kusoo dagtay?

Jawaab>> waxaay ahaayeen Reer Binu Xaarith oo Aas ah iyo Reer binu Salama oo Khazraj ah . Waana digaalkii Uxud. Markii uu lanoqday 300 oo Nin Munaafiqii weeynaa c/laahi Ibnu Mumay ibnu Salool, ayay baqeen iyagana .

93- Umahaatul mu`miniina ama Haweenkii Rasuulka SCW teebaa ugu da`yareed ?

Jawaab>>Caa’isha bint Abiibakar. Markuu la aqalgaley waxey jirtey 9 sanno.

94, Waxaad sheegtaan Ninkii ugu horeeyay oo loo diro Magaalada Madiina si uu u baro Quraanka??

Jawaab>>Saxaabi dhalinyaro ah oo la oran jirey Muscab lbnu Cumair

95, NABIGA SCW Markii uu ka geeriyooda wiilkiisii Qaasim ayay gaaladu yiraahdeen kani waa gablamay ee iska dhaafo, Nabiga scw aad ayuu ugu xumaaday hadalkaas, kadib waxaa kusoodagtay suurad kaamil ah ee sheeg suuradaas magaceda????

Jawaab>>Suuratul kauthar: Kauthar waa webi ama fardaan weyn oo Ilaahey abaalgud ku siiyey Nabiga – csw. Waxaa kale oo lagufasiray kheer oo dhan. waxaana soo galaaya kheeyrkaas Kowtharka laftiisa.



96, Waxaa dhici doonta in ay muslimiinta aduunka ay qabsanayaan oo Yahuuda la laaynidoona Geed kasto oo ay galaan ama ay kugabadaan wuxuu dhihi doonaa war nin Yahuud ah ayaa halkan ku gabanaayo ee kaali dil. Su-aashu waxaay tahay waxaa jira Geed Geedaha kamid ah oo u hiilini doona Yahuuda oon Qarinidoona, ee sheeg Geedkaas magaciisa??? Yahuuda Xiligan hada ah ayay beertaa (ku abuurtaa) meelkasto.

J1- Geedkaa waxaa la yiraa Garqad ama Qarqad.

97, Baadaad Imsaa Qofood ayuu u diray in lasoo qabto Nabiga SCW ??
J2- Baadaan inuu magucu ahaa ayaan filayaa wuxuu u diray laba ruux.

98, Waxaad sheegtaan Sidii ay u Daaweeysay Caaìsha Rasuulka SCW oo ay ugu sameeysay dhiigjoojinta Markii uu kudhaawacmay digaalkii Uxud???
J3- Horaa looga jawaabay.

99, Waxaad Sheegtaan Waxa ku waajibay Qofkii uguyeera Qof Kaali Aan ciyaarne Qamaar???
J4- Qofkii qof ugu jeera iney qamaaraan ama qamaar ciyaaraan wuxuu bixinayaa saddaqo sida ka sugnaatay Nebiga S.C.W.

100, Waxaad sheegtaan qofkii Sooma raacsiiya 6 maalmood oo Soon ah Bisha Shawaal Ajerka uu kahelaayo??
J5- Qofkii Ramadaanka sooma ee raaciya 6 maalmood ee ka mid ah bisha Shawaal wuxuu la mid yahay qof soomay sannadka oo dhan.

101, Waxaad sheegtaan Cabdulaahi ibnu Maktuub RC makuu nabiga uyimid uu yiraahday yaarasuulalaahi ibar wuxuu Alle kubaray uuna kajeestay Rasuulka waxaa kusoo dagtay Suuratul Cabasa ee sheeg dadkii uu lashiraayay Nabiga SCW?
Nabiga wuxuu la shirayey 3 qofood oo ay ka mid ahaayeen Cabaas bin Cabdulmudhalib, Ubayah bin Khalf, Cutba , abii Jahal iyo sheeyba ibnu abii Rabiica oo ahaa hogaamiyayaasha ugu qoora buuranaa Qureysh qaqtigaa. Suurada waxey marka ku siineysaa in uu Ilaahey jecleysan sida rasuulka ula dhaqmey ninkii indhoolahaa ahaa ee u yimid, hase ahaatee marka aad suurada dhemeyso waxaa dereemeysaa iney ku aadaneyd hogaamiyayaasha quresh oo isla weynida ka muujiyey iney xaqa raacaan oo Nabiga (csw) rumeeyaan.



102, waxaad sheegtaan Quraanka waxaa kuqoran inuu ILLAH ku sheegay in uu quraanaka uu dhigay 3 meel ee sheeg sadaxdaas??? Tusaale ahaan midkamid ah Quraanka waxaa lagusoo dajiyay Nabigeena Muxamed SCW oo umadiisa ayaa akhriso oo kudhaqanta oo Illah wuxuu yiraahday 1, (Inaa Anzalnaahu Quaanan Carabiyan Lacalakum Tacqiluuna) aayada 2aad ee Suuratu Yuusuf.

2,waxaa la dhigey Carshiga, Daliil waxaa u ah (Balhuwa quraanun majiidun fiilooxin maxfuudin). 3, Tan Seddexaad waa tan tilmaameeysa (Kiraamin Bararatin iyo aayadaha kadanbeeya ayaa tilmaamaayo) Suuratul Cabasa>>

103. Laba ama Sedax meelood oo mamnuuc ka ah in lagudukado Salaada?

Meelaha aan lagu tukan karin waa Qubuuraha, Xerada geela,, ama meesha lagu waraabiyo, kawaanka hilibka, Musqulaha, iyo jid dhexdiis, gebi ahaantoodana axaadiis baa ku soo aroortey


104, Ninkeebuu ahaa ninkii uu yiraahday NABIGA SCW Muslinka God laba jeer lagama qanino ??? uu amray in lasoodilo,
Wuxuu ahaa Abaa Ciisa Al-Jumaaxi oo ay musliiintu qabatey dagaalkii bader, ka gadaal markii uu u dansheegtey rasuulka, wuxuu dhalayna Gabdho badan, kadib leysk acafiyey, balana qaadey inuusan muslimiinta dagaal kaga hor imaan doonin. Hase ahaatee wuu jebiyey oo dagaalkii Uxud buu ka qeyb qaatey waana lagu qabtey. Markii rasuulka (csw) loo keeney buu yiri Maxamadow i fakso mar kalena dagaal muslimiinta ugu hor imaan maanyo. Nabiga wuxuu ku yiri ' Mar labaad Mako maku baashaaleysid, nin mu'mina laba jeer god lagama qaniino. Wuxuuna amrey in la dilo.


105, Beeycatu AL_Nisaa bacda fatxu Makka NABIGA SCW wuxuu yiraahday (Walaataqtuluu oowlaadakum) Hidu Bintu Cutba waxaay tiraahday Caruurtii aan korinay oo weeynaaday waxaad ku laayseen digaal, Ee waxaad sheegtaan wiilkeedii lagudilay digaalkii Badar magaciisa???
Jawaabta>>>>>Handhala binu Abii sufiyaan oo curadkii Hinda bintu Cutba ahaa, Suuratul AL-Mumtaxina Aayada ugudanbeeysa ayaa tilmaameeysa waxaadna ka heleeysaa Tafsiirka Al-Qurdhubi. maka heleesiid Ibnu kathiir, Jalaaleeynka iyo Dhabari.
Dagaalkii Badr waxaa lagu diley Hind aabaheed Cutba inb Rabiica, adeerkeed Xudeyfa ibn Rabiica iyo walaalked Waliid ibn Cutba.

106, Khoolatu Bintu Thaclaba ninkeedii qabay ayaa
wuxuu yiraahday, Anta kathahri calaya umii, (oo macnaheedu yahay hooyadeey ayaad iga tahay oo waan kufuray), Sababtuna waxay sheegayaan bacdiriwaayaadka in uu soogalay gurigiisa, Islaantiisa oo Salaada dukaneesa kadibna uu niyeeystay in uu jamaaco uu utago, wuxuu isciliyaba markay dhameeysatay salaadeedii ayuu kuyiraahday kaali (jamaac) waxaay tiraahday Cibaado ayaan kujiraa ee igaleeho, kadib uu furay oo uu yiraahda hadalka aan kor ku soo sheegnay, NABIGA SCW markii ay u tagtay ooy u sheegtay wuxuuna ku yiraahday waad furantahay( qiil kuumahayo ) waxaa Soo dagay Aayado Quraan ah oo Tilmaamayo in ay furneen Khoowla, Sheeg suurada ay kujiraan aayadahaas????? Hadalkaasna waxaa ladhihi jiray waagii jaahiliyada hada waa mamnuuc in aad ku tiraahdii xaaskaada mana ku furanto.
Jawaab>>>> waa biloowga Suurada Al-Mujaadala (Qasamicala)


107, Ninkii Ilaaheey uu kusheegay Quraankiisa oo ahaa Waliid Binu Muqiir oona lagu tilmaamay In uu WACAL yahay Waladuzinaa iyo dhowr kalmadood oo foolxun uulahaana lagusheegay quraanka, wuxuuna dhalay Khaalid Binu waliid. waxaad sheegtaan Suurada lagu sheegay ??? wiilasha uu dhalay oo lagu qiyaasay in ay garayeen dhoowr iyo toban ama 10 Imisaa kasoo muslintay????
Jawaabta>>> waxaa lagusheegay Suurada Al-Qalam Aayadaha 10 ilaa iyo 16

108, Waxaad sheegtaan Ninkii lagusheegay Suuratu Qaafir Aayada 28aad magaciisa?? iyo Reer Qibdhi miyuu kadhashay Mise Reer Binu israaiil???
Jawaabta>>> Magaciisa waxaa layiraahdaa Samcaan, Wuxuuna ka dhashay Reer Qibdhi.



109, Waxaad sheegataan 12 Rakacadood oo sunatul mu-akida Sunada la adkeeyay ah??? qofkiin joogteeyana Ilaah ayaa janada uga dhisaaya guri sida xadiithka ku soo aroortay.
Jawaabta>>>> waa sidatan
4 kahoreeysa duhurka iyo 2 kadanbeeyso
2 Kadanbeeyso Maqrib
2 Kadanbeeyso Cishaha
2 Kahoreeysa Fajarka Salaada subax.


110, Waxaad sheegtaan Duulaankii ugu danbeeyay ama KHazwadii ugu danbeeysay inta uusan geeriyoonin RASUULKA SCW ????

Jawaabta>> waa Khazwadii ama duulaankii Tabuuk.


111, Kufaaru Qureesh Saxaabiga ladilay oo ay doonee in ay ka soo gooyaan gabal Jirkiisa kamid ah si ay u gartaan in uu isaga yahay iyo inkale, Rabina uu kagabadbaadiyay Shini, shinidaasoo waaradiya ka qabatay in ay Mayadka saxaabigaa aynan gaaladu qaadanin, Saxaabigee ayuu ahaa ?


Jawaabtu>>>> Caasim.



112, Waxaad sheegtaa Dagaalkii Khandaq ama Axzaab 3 mucjiso oo kamid ah Mucjisoojinkii NABIGA SCW?
Jawaabtu>>>>
1, Godgii khandaq Dhagaxii lajibini waayay.
2, Rashiinkii uu kariyay Jaabir binu C/laahi.
3, Timirtii Numaan binu Bashiir Walaashiis keentay.



113, waxaad sheegtaan ninkii ugu horeeyay oo ladilay saxaabadii loodiray in ay soo baraan Qua-aanka reerbaadiyihii Ahlu Najda ahaa, Gaarayay sida laysku waafaqsanyahay 70 Nin kadib ay dileen dhamaantood
Wuxuu fariin uwaday nin la orani jiray Caamir Binu Aldhufeeyl, kadibna uu udiray nin dila, markuu Dhabarka Waran kaga dhuftay ,ayuu saxaabigii yiraahday Fusdu Warabul Kacbi.

Jawaabtu>>>> Xaraam binu Milxaan oo ladhashay Umu Salam.


114, Reer Baniqureeda goortii ay duldageen Saxaabada oo ay u timid Cabsi daran Ninkii la dhihijiray Kacab ibnu Asad oo ahaa Madaxdoodii ayaa wuu u soo jeediyay 3 arimood oo uu yiraahday mid kaqaato sadaxdaas, ee sheeg Sadaxdaas?
Jawaabtu>>>>
1, in aad laaysaan Caruurtiina iyo Haweenkiina kadina aad dagaalantaan.

2, In aad Qaadani Diina Muxamed.
3, In aad weerarno Maalinta Sabtiga ah.
intaba way kadiideen




115, waxaad sheegtaan Saxaabiga looga dhigay Hogaamiye eena watay ciidan kadib Reerkii loodiray markuu utagay uu` Diinta u Bandhigay Ay yiraahdeen Saba`naa Saba`naa ooy ulajeedeen in ay diinta qaataa, Ereygaasna waxaay isticmaali jireen goortii ay kabaxayaan Diinta ama waxa ay caabudayaan, Waxaay garan waayeen sidii loosoogali lahaa Diinta islaamka, kadib wax uu laayo iyo wax uu qafaasho ayuu kadhigay ee sheeg saxaabiga hogaaminaayay ciidanka??

Jawaabtu>>>> Khaalid Binu waliid


116, Waxaad sheegtaan Labo NABI oo loogu abtiriyo (ama loogu yeero) Magaca Hooyadood?????


Jawaab, Yuunis Ibnu Mataa iyo Ciisa Ibnu Maryam


117, Duulaakii Dhaa-if Ninkeebaa hogaaminaayay Mushrikiinta sheeg magaciisa???

Jawaab, Waa Maalik Binu Cowf



118, Nabi Shuceeyb gabadhiisu markuu uguuriyay Nabiyullaahi Muuse imsaa Sano ayuu kula heshiiyay in uu Ariga uraaco????

Jawaab, 8 Sano, laakiin Wuxuu yiraahday (Faìn atmamta Casharan famin cindika) Macnaheeduu uu yahay Hadii aad taam yeesho 10 waa adiga?..

119, Nabiga SCW Ninkeebuu ahaa niikii uu ubandhigay in uu Shahaadada uu qiro? kadibna yiraahday waqti isii kadibna lasiiyay wuxuuna siiyay ilaa sadax Bilood, Sadaxdiibilood oo lasiiyay ayuu wuxuu niyeeystay in uu dilo Rasuulka SCW isagoo kacbada kujira, Rasuulka wuxuuna kuyiraahday ninyahoow waxaan ogsoonahay waxa aad rabtiid in aasameeysiid oo qalbigaada kujira wuuna usheegay kadibna wuu Muslimay Sheeg ninkaas magaciisa???

Jawaab, Fadaala Binu Cumeery


120, Waxaad sheegtaan Haweeneeydii Hilibka sumeeysan ukeentay Nabigeena SCW magaceeda????? iyo Qoladii ay kadhalatay iyo Duulaankii lagujiray magaciisa????

Jawaab, Seynaba bintu Xaarith/// Jahuud /// Digaalkii Kheeybar markuu dhamaaday..

121, Waxaad sheegtaan Haweeneeydii loo sheegay in ladilay Wallaalkeed,,,Abtigeed,,,iyo Ninkeeedii, Goortii uu usheegay NABIGA SCW uu ku yiraahday Waxaa ladilay wallaalkaa/Abtigaa/, markii loosheegay in ladilay Ninkeedii ayay ooysay ee sheeg Saxaabiyadaas Magaceeda iyo Sadaxdaa Shahiiday?????

Jawaab: waa Xamnata Binu Jaxshi



122, Imsaa kujirta Quraanka kalimada ah (yaa bunayi/a/ama yaa banii ) ???? oo qoraalka iskumid ah ku kalabadalan shaqalka.


Jawaab: waxaa kujirta 3



123, Waxaad sheegtaan Haweeneeydii ka qeebgashay digaakii Uxud, waxaana Leeb ku dhuftay Nin mushrik ah Dhulka ayay ku dhacday oo coowradeedii ayaa feeydantay, kaalkiina wuu ku quslay Gabadhii, NABIGA SCW Aad ayuu uga muragoogay oo wuxuu udhiibay Leeb aan bir kujirin Sacdi Inbu Abii Waqaas wuuna kudhuftay mushigii, Isagana dhulka ayuu ku dhacay oo coowradiisa ayaa feydantay Nabiga SCW Aad ayuu ugu Quslay oo wuxuu yiraahday NABIGA SCW waxaa u abaalguday gabadha Sacad, ee sheeg Haweeneeydaaysa Magaceeda?????

Jawaab: waa Umu Ayman



124, Waxaad sheegtaan Digaalkii Kheeybar Qeebtii ugu horeeysay imsaa (Xisni) ama Dhufeeys ayay ka koobnaayeen aheed???


Jawaab: Waay ka koobnaayeen 5 Xisni



125, Waxaad sheegtaa Inta magac oo looyaqaano Duulaankii Badarkii Labaad ??

Jawaab: Badarul Moocid/ Badarul suqraa/ Badaru al-thaanii/ Badaru-al-ukhraa.








Wabilaahi Toowfiiq


WAXAA SOO DIYAARIYAY OO QORAY
ABDIMAALIK OSMAN ADAN
ABDIMAALIK10@HOTMAIL.COM
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Random Media
Random Media
Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.
SAWIRO CAJIIB AH DAAWO

DAAWO MUUQAALO CUSUB








Latest Media
Ciidamada Aminsom o...
[13/05/2013 12:05]
Daawo Amison oo Gud...
[13/05/2013 12:02]
Caruur ciyaareeysa
[13/05/2013 11:44]
Caruurta alifka bar...
[13/05/2013 11:42]
Qiso Qosol leh
[13/05/2013 11:30]
Funnest Video Qosol...
[13/05/2013 11:22]
Nin Oday ah oo Cabsan
[13/05/2013 11:16]
Nin weyn oo wax xadaya
[13/05/2013 11:14]
Daawo Nin Naxdin xu...
[07/03/2013 15:43]
1991 Xasuuqii Magaa...
[12/02/2013 16:52]
Daawo Cusuriyada ka jirta South Africa

New Page 1

HAMBALYO HAMBALYO MUNA ABDIRAXMAAN



SOMALIA VS YAMAN

TACSI HOYO IIDO AHMED

Taariikhda Somaliya

Render time: 1.76 seconds 10,144,280 unique visits