|
Bahweynta Xawaadle ee Cariga Danmark oo iskuugu yimid Shir, Kadhaca Magaalada Kolding, kana soo saaray Go-aamo Xasaasi ah .
Taariikhdu Markay aheeyd 10-10.2009 Shir Kadhacay Magaalada Kolding ee Cariga Danmark Ayaa Waxaa iskuugu yimid Gudiyada, Qeebha kaladuwan Iyo Odayaasha Bahweynta Xawaadle Ee Wadanka Danmark.
Shirkaasi ayaa wuxuu kamid yahay Shirar kadhaca Sanad kasto Wadanka Danmark, Waxyaabaha looga hadlo ayaa Waxaa kamid ah Arima u Khaas ah B, X, EE Danmark iyo waxyaabo kale sida Gobolka Hiiraan iyo Waxqabadkiisa.
Shirkaasii oo uu Daadihinaayay Siyaasiga Ahna Nabadoonka Beesha Xawaadlle Tawana Sabriye iyo Calikaar Shidane Ayaa wuxuu ku dhamaaday si aad iyo aad u wanaagsan ayadoo qodobo Xasaasi ah lagasoo saaray kadib markii ay la xiriireen Gobolka Hiiraan, ugudanbeentii ayaa wuxuu ku dhamaatay Shirka Sidii ladoonayay.
Abdimalik Osman Adan
Camaloow online
Danmark












Kafiiri wararkii Hore Halkan videos31.html
Video waxaa ka eegtaa halkan

|