|

|
Wararka Maanta Talaado 09.03.2010 |
WAR DEG DEG Sarkaal sare oo ka tirsan Xisbul Islaam oo lagu magacaabo Bare Cali Bare oo goor dhow lagu dilay Suuqa Bakaaraha.......
War Deg deg ah: Wafdigii uu Hogaminaayay Madaxweynaha Dowlada KMG ah ee Soomaaliya oo gaaray Magaalada London ee Dalka Ingriiska....
|
Wararka Maanta Axad 07.03.2010 |
Mas'uuliyiin ka kala tirsan Dowladda Soomaaliya iyo Culima'udiinka Ahlu Sunna Waljameeca ayaa Xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya ku shiri haya, sidii ay u weerari....
Wasiirka arrimaha dibadda Maamulka Somaliland C/llahi Axmed Ducaale ayaa ka codsaday dawlada Mareykanka inay soo gacan galiso Maxed Cali Samatar........
|
Wararka Maanta Sabti 06.03.2010 |
Xasan Daahir aweys ayaa si cad u weeraray Shaeekh Xasan turki shalay, Salaadii jimcaha kadi "Xasan Turki Xitaa ma uusan ixtiraamin Eheladdii Xitaa Shiikh Axmed Madoobe oo seedigiis ah".........
|
Wararka Maanta Khamiis 04.03.2010 |
Bakool..........
|
Wararka Maanta Arbaco 03.03.2010 |
Dagaalkii kadhacay Mgaalada muqdisho shalay galabdhicii oo lasheegay in ay ku dhaawacmeen dad gaaraya 46 qofood oo lakalageeyay Isbitaala.........
|
Wararka Maanta Talaado 02.03.2010 |
Hiiraan...........
Dagaal culus kadhacay Magaalada Gaalkacyo kaasoo Dhexmaray Qaarkamid ah Beelaha Wada Daga Koonfurta &Waqooyiga Gaalkacyo............
|
Wararka Maanta Isniin 01.03.2010 |
 Afhayeenka Xisbul islaam ee Gobolka Hiiraan ahna Maxamad Wehliye Odawaa oo saakay shir jaraa'id ku qabtay Magaalada Baladweyne.............
Gabar 14-jir ah, laguna afduubtay Suuqa Bakaaraha oo waalidka dhalay ay ka welweleen xaaladeeda oo u gacan gashay kooxo ka tirsan ururka Al-Shabaab...........
|
Wararka Maanta Axad 28.02.2010 |
Dagaal xoogan oo u dhaxeeya Dowlada KMG iyo Al-shabaab oo haatan kasocdo xaafad kamid ah Xamar............
|
Wararka Maanta Sabti 27.02.2010 |
 Muuse Caraale oo tahriib Ku jooga Dalka Suudaan iyo Nin somali ah oo Dhaawac daran qabo oo ay kalabaxeen Isbitaal Booliska Sudan iyo afhayeenkii Xisbiga oo lagu.....
Magaalada Baladweyn Ciidamada Xizbul Islaam oo gaari rakaab ah oo u soday Gobolada dhexe rasaas kufuray una geeystay dhaawacyo halis ah...............
|
Wararka Maanta Jimco 26.02.2010 |
 Kooxda Burcad-badeedda Soomaalida ah ayaa dishay Nin Kalluumeysate ah oo u dhashay dalka
Yeman.......

Dagaal kadhacay degmada Galhareeri Gobolka galgadud ayaa la sheegayaa in looga saaray halkaas ciidamada taabacsan
Al-shabaab.............

Wararka ka imanaya Weerar Bam gacmeed ah ayaa oo kadhacay Magaalada Moqdisho ayaa waxaa isweydaarsada Al-shabaab iyo Xisbul islaam...........
|
Wararka Maanta Arbaco 24.02.2010 |
 Dowladda Soomaaliya oo Daboolka ka rogtay in Ururka Ahlu-sunnah Heshiiskii ay la galeen la saxiixi doono Bisha fooda nagu soo haysa si ay u weeraraan Al-shabaab.......
 Koox Burcad Badeeda ah ayaa isku dayday in ay afduubtaan Markab Xamuul oo laga leeyahay Dalka Tansania.......
|
Wararka Maanta Talaado 23.02.2010 |
Ciidamada Alshabaab oo Xalay markii ugu horaysay dhaqdhaqaaq ka sameeyay Xaafadaha Galbeed iyo dhamaan gudaha Magaalada
Baladweyne iyo xiisad ...........
|
Wararka Maanta Isniin 22.02.2010 |

Ogeeysiis:: Dhamaan Akhristayaasha Sharafta leh, Wararka Hiiraan waxaad ka Akhrisan kartaan Webka cusub
 Ciidamada Ahlu-sunah iyo ciidamada Alshabaab oo dagaal xoogan ku dhex maray Deegaanka Caga-cade ee Gobolka Galgaduud...........
|
Wararka Maanta Axad 21.02.2010 |
Ururka Xisbul Islaam ayaa Mamnuucay in magaalada Baledweyne lagu xuso Bisha Mowliid ee dhalashada nabi- Muxamed (SSW) iyagoo sidoo kale sheegayna ciddii....
Cafis ayaan u fidinay Xubnaha KMG ah ee jooga Dolow iyo Yeed ee ahna gado iyo Bakool, Ayuu yiri Abuu Mansuur...........
|
Wararka Maanta Sabti 20.02.2010 |
Shiikh C/raxmaan Abuu Yuusuf Al Qaadi o o ah Afhayeenka Ahlu Sunah Waljameeca oo shaaca ka qaaday Dagaa l kadhan ah Al-Shabaab...........
|
Wararka Maanta Jimco 19.02.2010 |

Ururka Al shabaab oo Marlabaad dib uqabsaday magaalada dhoobleey oo Gacantooda Kabaxday malintii
Shalay.......
Ururka Xizbul Islaam oo lawareegay Dhoobleey iyo Alshabaab oo Is uruursi ku jira isweydiintu waxa ay tahay Maxaa iskudiray? Xukun raadis.........
|
Wararka Maanta Arbaco 17.02.2010 |
 Barakacayaasha ka- barakacay Baladweyne ee kusugan TuulooyinkaBooco, Garasyaani , Camaloow iyo Baardheere ayaa laga laga sheegayaa dhibaato xagga.......
 Amaro Kasoobaxay Xarakada Alshabaab ee Magaalada Baardheere ayaa looga digayaa Raga gararka Xiirta iyo Haweenka Qaadka Gada, in ay xab.........
|
Wararka Maanta Talaado 16.02.2010 |
Wiil dhalinyaro ah oo lagowracay ayaa saaka Meydkiisa laga helay xaafad ka mid ah degmada Kaaraan ee waqooyiga Muqdisho........
 Dagaal u dhexeeya ALshabaab iyo Sheekh Axmed Madoobe oo ka qarxay duleedka Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubada..........
|
Wararka Maanta Isniin 15.02.2010 |

Qaar kamid ah Madaxda KMG oo Qarax lalabeegsaday Halkaas oo ah Qeeybta hore ee Hotel Ambasador Yuusuf Indha Cadde oo lasheegay in uu dhaawac........
Xaalada Magaalada Baladweyn oo Dagan iyo Ganacsigii Magaalada oo dib u soonoqday, inkastoo wali Cabsi laga dareemaya............
|
Wararka Maanta Sabti 14.02.2010 |
|
Wararka Maanta Sabti 13.02.2010 |
|
Wararka Maanta Jimco 12.02.2010 |
 Maxaad kalasocotaa?? Ururka Xisbul Islaam oo sheegay in ay Heshiis laga galeen Beesha xawaadle magaalada Baleyweyne ee Gobalka Hiiraan...........
 Degmooyinka Woqooyiga Muqdisho oo Dagaal xooganka socdo iyo Amisom oo Madaafiic ladhaceeyso xaafado kamid oo magaalada Moqdisho..............
|
Wararka Maanta Talaado 09.02.2010 |
Dowladda Soomaaliya oo loogu deeqay Lacag dhan $32.5 million oo Dollar iyo Dowlada oo dhufeeys sii galeeysa...........
|
Wararka Maanta Isniin 08.02.2010 |
|
Wararka Maanta Sabti 06.02.2010 |
 Sheekh Yuusuf Indhacade, Dabkii ka kacay Bakaaraha, Gabar Alshabaab ka tirsanayaa laheed, waxaan ka digaynaa in dhaqaale loo aruuriyo,ayuu yiri Indha Cadde...........
|
Wararka Maanta Jimco 05.02.2010 |
|
Wararka Maanta Arbaco 03.02.2010 |
|
Wararka Maanta Axad 31.01.2010 |
Madaxweyn Shariif oo ka qeebkalay, Kulan Madaxeedka Midowga Afrika ayaa maanta uga furmo magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia..........
|
Wararka Maanta Jimco 29.01.2010 |
 Ma ogtahay???? Kafaa-ideeyso Dhacdooyinka kala duwan oo kadhacay aduunka Daafihiisa..........
|
Wararka Maanta Talaado 26.01.2010 |
|
Wararka Maanta Isniin 25.01.2010 |

|
Wararka Maanta Axad 24.01.2010 |
|
Wararka Maanta Jimco 22.01.2010 |
|
Wararka Maanta Arbaca 20.01.2010 |
Odayaasha Gobolka Hiiraan oo si kulul u canbaareeyn Dagaalda Kajira gudaha Gobolka Hiiraan....................
|
Wararka Maanta Talaado 19.01.2010 |
|
Wararka Maanta Isniin 18.01.2010 |

Xaalada Magaalada Baladweyn oo Xasiloon iyo Dhaqdhaqaaq Digaal oo ay wadaan Shacab Reer Hiiraan oo ay doonayaa in ay ku sifeeyaan Haraaga ku haray Magalada.....
|
Wararka Maanta Axad 17.01.2010 |
|
Wararka Maanta Sabti 16.01.2010 |
Warar Dag Dag ah: Xisbu islaamka Hiiraan oo bur buray iyo Gudomiyahoodii Shuuriye oo isku dhiibay odayaasha Xawaadle ee Halgan.............
|
Wararka Maanta Arbaco 14.01.2010 |
|
Wararka Maanta Talaado 12.01.2010 |
|
Wararka Maanta Isniin 11.01.2010 |
|
Wararka Maanta Axad 10.01.2010 |

Inaa-lillah Wa inaa Iheehi Raajicuun, Allaha U naxariiste Janaraal Dhaqane oo ku geeriyooday Magaalada Nairobi Saakay 10:30 suxabnimo.......
|
Wararka Maanta Jimco 08.01.2010 |
|
Wararka Maanta Jimco 08.01.2010 |
|
Wararka Maanta Khamiis 07.01.2010 |
 Maydka wiil dhalinyara ah oo rasaas ay ka kutaalo jirkiisa ayaa saaka lagu arkay Xaafad ku dhow saldhiga Degmada Wadajir Muqdisho.............
|
Wararka Maanta Talaado 05.01.2010 |
|
Wararka Maanta Sabti 02.01.2010 |
Dagaal Xoogan oo ka qarxay Deeganka Ceelgaal Ee Gobolka Hiiraan ciidamada Xisbul islaam iyo kuwa ka soo horjeeda............

Keeydaka Wararkii Hore

|